{"id":4344,"date":"2018-08-17T07:14:12","date_gmt":"2018-08-17T06:14:12","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=4344"},"modified":"2018-08-17T07:31:21","modified_gmt":"2018-08-17T06:31:21","slug":"diyaarad-dagaal-oo-booliska-kenya-uga-burburtay-lamu","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/diyaarad-dagaal-oo-booliska-kenya-uga-burburtay-lamu\/","title":{"rendered":"\u00a0Diyaarad dagaal oo Booliska Kenya uga burburtay Lamu"},"content":{"rendered":"<div class=\"_4tdt _ua1\">\n<div class=\"_ua2\">\n<div class=\"_4tdv\">\n<div class=\"_5wd4 _1nc7\">\n<div class=\"._1dlq _h8t\">\n<div class=\"_5wd9 direction_ltr clearfix\">\n<div class=\"_1e-x _n4o\">\n<div class=\"_3_bl\">\n<div class=\"_5w1r _3_om _5wdf\">\n<div class=\"_4gx_\">\n<div class=\"_1aa6\"><span class=\"_5yl5\">Faahfaahin dheeri ayaa ka soo baxday diyaarad Helicopter ah oo ay lahaayeen Ciidamada Booliska Kenya, taas oo ku soo dhacday Howdka Magaalada Boni ee Gobolka Xeebta ah ee Lamu. <\/span><\/div>\n<div><\/div>\n<div class=\"_1aa6\"><span class=\"_5yl5\">Wargeyska The Standard ayaa daabacay in diyaarada MI 17 oo ay saarnaayeen 5 askari oo Ciidanka Kenya ah iyo laba duuliye ay ku dhacday deegaan lagu Magacaabo Haluuqo oo ku dhow Howdka Magaalada Boni, Sababta waxa ay ku sheegeen in mid kamid ah Matoorada diyaaraddu uu ciladoobay. <\/span><\/div>\n<div><\/div>\n<div class=\"_1aa6\"><span class=\"_5yl5\">Suxufiyiinta tagay deegaanka ay diyaaraddu ku soo dhacday, ayaa loo diiday in ay u dhowaadaan goobta si ay macluumaad uga helaan xaalada Askarta iyo duuliyeyaasha diyaarada\u00a0 iyo Xadiga burburka diyaaradda, Waxaana deegaanka ay ku soo dhacday durbadiiba isku gedaamay Ciidamada Kenya.<\/span><\/div>\n<div>\n<figure id=\"attachment_4346\" aria-describedby=\"caption-attachment-4346\" style=\"width: 711px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"wp-image-4346 size-full\" src=\"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/lqrajpm2irctchitoh75b7532d125151.jpg\" alt=\"\" width=\"711\" height=\"482\" srcset=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/lqrajpm2irctchitoh75b7532d125151.jpg 711w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/lqrajpm2irctchitoh75b7532d125151-300x203.jpg 300w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/lqrajpm2irctchitoh75b7532d125151-696x472.jpg 696w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/lqrajpm2irctchitoh75b7532d125151-620x420.jpg 620w\" sizes=\"(max-width: 711px) 100vw, 711px\" \/><figcaption id=\"caption-attachment-4346\" class=\"wp-caption-text\">Diyaaraddan oo burbur soo gaaray ayaa waxa illaalo ka haya ciidanka Kenya inta laga dayactirayo<\/figcaption><\/figure>\n<\/div>\n<div class=\"_1aa6\"><span class=\"_5yl5\">Diyaarada MI 17, waxa ay kamid ah eheyd 3 diyaaradood oo dowladda Kenya dhawaan ku soo dayactiratay Dalka Jamhuuriyadda Czech, Waxaana Kenya uga baxday 1.5 Billion oo lacagta Kenya ah. <\/span><\/div>\n<div><\/div>\n<div class=\"_1aa6\"><span class=\"_5yl5\">Saraakiisha Lamu ayaa warbaahinta gudaha Kenya u sheegay in xilliga ay diyaaraddu soo dhaceysay ay ku gada jirtay howlo la xiriira sugidda amniga, iyada oo u soo kuurgeleysay meelaha ay Boni ka joogaan Shabaabka Kenya ka dagaalama. <\/span><\/div>\n<div><\/div>\n<div class=\"_1aa6\"><span class=\"_5yl5\">Diyaaradda burburtay ayaa sidoo kale qeyb ka eheyd laba diyaaradood oo Ciidamada Kenya u adeegsan jireen daabulidda khasaaraha soo gaara Askarta.<\/span><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<div><\/div>\n<div><strong>Isha:\u00a0<span class=\"_5yl5\">The Standard iyo Ilo kale<\/span><\/strong><\/div>\n<div class=\"_3_bl\">\n<div class=\"_5w1r _3_om _5wdf\">\n<div class=\"_4gx_\">\n<div><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"_4tdt _ua1\">\n<div class=\"_ua2\">\n<div class=\"_4tdv\">\n<div class=\"_5wd4 _1nc7 _2_-t\">\n<div class=\"._1dlq _h8t\">\n<div class=\"_5wd9 direction_ltr clearfix\">\n<div class=\"_3e7u _n4o _1a6y \" data-testid=\"attachment_root\"><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Faahfaahin dheeri ayaa ka soo baxday diyaarad Helicopter ah oo ay lahaayeen Ciidamada Booliska Kenya, taas oo ku soo dhacday Howdka Magaalada Boni ee Gobolka Xeebta ah ee Lamu. Wargeyska The Standard ayaa daabacay in diyaarada MI 17 oo ay saarnaayeen 5 askari oo Ciidanka Kenya ah iyo laba duuliye ay ku dhacday deegaan lagu&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":4345,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[83,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4344"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4344"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4344\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/4345"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4344"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4344"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4344"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}