{"id":4329,"date":"2018-08-16T13:53:25","date_gmt":"2018-08-16T12:53:25","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=4329"},"modified":"2018-08-16T13:53:25","modified_gmt":"2018-08-16T12:53:25","slug":"raisalwasaarihii-hore-ee-hindiya-oo-geeriyooday","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/raisalwasaarihii-hore-ee-hindiya-oo-geeriyooday\/","title":{"rendered":"Ra&#8217;isalwasaarihii hore ee Hindiya oo geeriyooday"},"content":{"rendered":"<p>Shaqaalaha Isbitaalka uu ku jiray Ra&#8217;isalwasaarihii hore ee dalka Hindiya\u00a0Atal Bihari Vajpayee,ayaa xaqiijiyay in uu geeriyooday.<\/p>\n<p>Atal Bihari Vajpayee,ayaa xanuunsanayay sagaalkii todobaad ee la soo dhaafay,waxaana dhaqaatiirta ay sheegeen in 24kii saac ee la soo dhaafay ay xaaladdiisa caafimaad sii xumaaneysay,ugu dambeyna u geeriyooday.<\/p>\n<p>Ra\u2019isalwasaaraha Dalka Hindiya ee hadda\u00a0Narendra Modi,ayaa ku booqday Isbitaalka,halkaas oo uu 15 daqiiqo la joogay\u00a0Bihari .<\/p>\n<p>Ninkan oo 93 jir ahaa waxaa uu Guddoomiye ka ahaa Xisbiga hadda haya talada Dalka Hindiya ee\u00a0BJP,waxaana uu horay Ra\u2019isalwasaare uga soo noqday dalkaas intii u dhaxeysay 1996dii ilaa 2004tii oo uu dhowr jeer Ra\u2019isalwasaare noqday.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shaqaalaha Isbitaalka uu ku jiray Ra&#8217;isalwasaarihii hore ee dalka Hindiya\u00a0Atal Bihari Vajpayee,ayaa xaqiijiyay in uu geeriyooday. Atal Bihari Vajpayee,ayaa xanuunsanayay sagaalkii todobaad ee la soo dhaafay,waxaana dhaqaatiirta ay sheegeen in 24kii saac ee la soo dhaafay ay xaaladdiisa caafimaad sii xumaaneysay,ugu dambeyna u geeriyooday. Ra\u2019isalwasaaraha Dalka Hindiya ee hadda\u00a0Narendra Modi,ayaa ku booqday Isbitaalka,halkaas oo uu&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":4319,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[83,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4329"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4329"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4329\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/4319"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4329"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4329"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4329"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}