{"id":4318,"date":"2018-08-16T11:54:03","date_gmt":"2018-08-16T10:54:03","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=4318"},"modified":"2018-08-16T11:54:03","modified_gmt":"2018-08-16T10:54:03","slug":"raisalwasaarihii-hor-ee-hindiya-oo-sakaraad-ku-ah-isbitaal","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/raisalwasaarihii-hor-ee-hindiya-oo-sakaraad-ku-ah-isbitaal\/","title":{"rendered":"Ra&#8217;isalwasaarihii hor ee Hindiya oo sakaraad ku ah Isbitaal"},"content":{"rendered":"<p>Ra&#8217;isalwasaarihii hore ee dalka Hindiya\u00a0Atal Bihari Vajpayee,ayaa ki jira xaalad halis ah oo caafimaadkiisa la xiriirta.<\/p>\n<p>Atal Bihari Vajpayee, oo sagaalkii todobaad ee la soo dhaafay Isbitaal ku jiray ayaa ka soo daray 24kii saac ee la soo dhaafay,waxaana hadda ku xiran Mishiinnada taageera nafta.<\/p>\n<p>Saraakiisha Isbitaalka\u00a0AIIMS ee uu ku jiro ayaa sheegay in hadda ay ku xiranyihiin Tubbooyin ka taageera neefsiga islamarkaana ay xaaladdiisu ka dareyso.<\/p>\n<p>Ra&#8217;isalwasaaraha Dalka Hindiya ee hadda\u00a0Narendra Modi,ayaa ku booqday Isbitaalka,halkaas oo uu 15 daqiiqo la joogay\u00a0Bihari .<\/p>\n<p>Ninkan oo 93 jir ah waxaa uu Guddoomiye ka ahaa Xisbiga hadda haya talada Dalka Hindiya ee\u00a0BJP,waxaana uu horay Ra&#8217;isalwasaare uga soo noqday dalkaas intii u dhaxeysay 1996dii ilaa 2004tii oo uu dhowr jeer Ra&#8217;isalwasaare noqday.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra&#8217;isalwasaarihii hore ee dalka Hindiya\u00a0Atal Bihari Vajpayee,ayaa ki jira xaalad halis ah oo caafimaadkiisa la xiriirta. Atal Bihari Vajpayee, oo sagaalkii todobaad ee la soo dhaafay Isbitaal ku jiray ayaa ka soo daray 24kii saac ee la soo dhaafay,waxaana hadda ku xiran Mishiinnada taageera nafta. Saraakiisha Isbitaalka\u00a0AIIMS ee uu ku jiro ayaa sheegay in hadda&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":4319,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[83,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4318"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4318"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4318\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/4319"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4318"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4318"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4318"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}