{"id":4309,"date":"2018-08-16T09:51:01","date_gmt":"2018-08-16T08:51:01","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=4309"},"modified":"2018-08-16T09:51:01","modified_gmt":"2018-08-16T08:51:01","slug":"valencia-oo-ku-raad-joogta-saxiixa-juan-mata","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/valencia-oo-ku-raad-joogta-saxiixa-juan-mata\/","title":{"rendered":"Valencia Oo ku raad joogta saxiixa Juan Mata."},"content":{"rendered":"<p>Kooxda Valencia ayaa qarka u saaran inay laso wareegto laacibka kooxda United inta uu san xirmin suuqa kala iibsiga ciyaartoyda.<\/p>\n<p>Mata ayaa dhawaan loo soo bandhigay qandaraas cusub isagoo mushaar again u qaadan doono Todobaadkii \u00a3 130,000 balse waxey u muuqataa inuu dib ugu laaban doono Spain.<\/p>\n<p>Naadiga Valencia ayaa markan laacibkan ku dooneysa Aduun dhan 40 milyan waxaa suura gal in ay helaan adeega xidigan.<\/p>\n<p>Mata ayaa 129 kulan u saftay kooxda La Liga, waxaana uu qeyb ka ahaa kooxdii 2008dii Copa del Rey ku guuleysatay<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kooxda Valencia ayaa qarka u saaran inay laso wareegto laacibka kooxda United inta uu san xirmin suuqa kala iibsiga ciyaartoyda. Mata ayaa dhawaan loo soo bandhigay qandaraas cusub isagoo mushaar again u qaadan doono Todobaadkii \u00a3 130,000 balse waxey u muuqataa inuu dib ugu laaban doono Spain. Naadiga Valencia ayaa markan laacibkan ku dooneysa Aduun&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":4310,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[47],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4309"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4309"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4309\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/4310"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4309"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4309"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4309"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}