{"id":4299,"date":"2018-08-16T09:27:32","date_gmt":"2018-08-16T08:27:32","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=4299"},"modified":"2018-08-16T09:27:32","modified_gmt":"2018-08-16T08:27:32","slug":"paul-scholes-oo-soo-xushay-xidigihii-ugu-fiicnaa-oo-uu-manchester-united-kula-ciyaaro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/paul-scholes-oo-soo-xushay-xidigihii-ugu-fiicnaa-oo-uu-manchester-united-kula-ciyaaro\/","title":{"rendered":"Paul Scholes oo soo xushay xidigihii ugu fiicnaa oo uu Manchester United kula ciyaaro."},"content":{"rendered":"<p>Halyayga kooxda Manchester United iyo xulka qaranka England Paul Scholes ayaa doortay magacyada 11 xidig ugu fiicnaa ay saaxiibo kusoo noqdeen garoonka Old Trafford.<\/p>\n<p>Sida laga soo xigtay wargeyska \u201cMirror\u201d, kooxda uu magacaabay Paul Scholes\u00a0 ayaa ah sida soo socota:<\/p>\n<p>Goolhaaye: Peter Schmeichel,<\/p>\n<p>Difaacyada: Patrice Evra, Rio Ferdinand, Denis Irwin iyo Jaap Stam<\/p>\n<p>Khadka dhexe: Ryan Giggs, David Beckham, Roy Keane.<\/p>\n<p>Weerarka: Wayne Rooney, Cristiano Ronaldo, Van Nistelrooy.<\/p>\n<p>Intaas kadib Paul Scholes ayaa wuxuu ka hadlay xaalada kooxdiisii hore ee Manchester United<\/p>\n<p>\u201cMarka la barbardhigo Liverpool iyo Manchester City, uma maleynayo in United ay heysato tayo la mid ah labadan kooxood\u201d.<\/p>\n<p>\u201cLiverpool ayaa sameysay saxiixyo dhowr ah suuqan xagaagaan, sidaasi darteed waa koox xoogan\u201d.<\/p>\n<p>\u201cManchester United waxay heysataa ciyaaryahano wanaagsan, iyo macalin wanaagsan, wuxuu u ciyaaraa qaab fiican, laakiin Manchester United uma fiicna sida kooxdan\u201d.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Halyayga kooxda Manchester United iyo xulka qaranka England Paul Scholes ayaa doortay magacyada 11 xidig ugu fiicnaa ay saaxiibo kusoo noqdeen garoonka Old Trafford. Sida laga soo xigtay wargeyska \u201cMirror\u201d, kooxda uu magacaabay Paul Scholes\u00a0 ayaa ah sida soo socota: Goolhaaye: Peter Schmeichel, Difaacyada: Patrice Evra, Rio Ferdinand, Denis Irwin iyo Jaap Stam Khadka dhexe:&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":4301,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[47],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4299"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4299"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4299\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/4301"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4299"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4299"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4299"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}