{"id":4164,"date":"2018-08-14T21:47:04","date_gmt":"2018-08-14T20:47:04","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=4164"},"modified":"2018-08-14T21:47:04","modified_gmt":"2018-08-14T20:47:04","slug":"sawirro-taliska-booliiska-iyo-asluubta-oo-caawa-kormeeray-kontoroolada-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/sawirro-taliska-booliiska-iyo-asluubta-oo-caawa-kormeeray-kontoroolada-muqdisho\/","title":{"rendered":"Sawirro:- Taliska Booliiska iyo Asluubta oo Caawa Kormeeray Kontoroolada Muqdisho."},"content":{"rendered":"<p>Taliyeyaasha Ciidamada Booliska iyo Asluubta Soomaaliya oo ay wehliyaan Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Banaadir iyo Saraakiil kale, ayaa Galabta iyo Caawa waxa ay kormeero kedis ah ay ku mareen dhammaan Baraha kontarool ee laga soo galo Magaaladda Muqdisho iyo qaar ku yaallo gudaha Magaalada.<\/p>\n<p>Deegaanada ay tageen saraakiishan waxaa kamid ah:- Gubadley, Shineemo Cabdi waayeel oo maanta ka dhacay qarax uu ku geeriyooday Darawal Bajaaj kuna dhaawacmay askari katiranaa Ciidamada Booliiska, Ex Kontorool Balcad, Ceemiska, Qabuuraha Barakaat, Dayniile, Ex Kontorool Afgooye, Kaxda iyo KM13 (Tareedishe).<\/p>\n<p>Kulamo ayay la qaateen saraakiisha Ciidamada Dowladda ee ka howlgalaya Goobaha ay tageen, iyagoona ka xog dhageystay howlgalkooda iyo waxyaabaha ay u baahan yihiin in laga garabsiiyo.<\/p>\n<p>Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S\/gaas Bashiir Cabdi Maxamed \u201cAmeeriko\u201d iyo Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed S\/guud Bashiir Maxamed Jaamac \u201cKeynaan\u201d ayaa Ciidankii ku sugnaa goobihii ay kormeerka ku sameeyeen waxay ku boggaadiyeen shaqada adag ee ay hayaan, iyaggoo kula dardaarmay in ay dardar geliyaan Howsha Qaranka ay u hayaan.<\/p>\n<p>Ciidamada Booliiska Dowladda Federaalka ayaa la wareegay howlaha sugidda Caasimadda, kadib markii Ciidamadii Xasilinta ee ku sugnaa Baraha kontoroolada lagu biiriyay Ciidamada Booliiska.<\/p>\n<p>Golaha amniga qaranka ayaa isku raacay in ammaanka Caasimadda lagu wareejiyo Ciidamaas oo isugu jiro Nabad sugid ku biirtay Booliis iyo Ciidamo dhawaan lagu tababaray Dugsiga Jeneraal Kaahiye.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone  wp-image-4165\" src=\"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/Booliiska-1-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"530\" height=\"353\" srcset=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/Booliiska-1-300x200.jpg 300w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/Booliiska-1-630x420.jpg 630w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/Booliiska-1.jpg 640w\" sizes=\"(max-width: 530px) 100vw, 530px\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone  wp-image-4166\" src=\"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/Booliiska-7-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"527\" height=\"351\" srcset=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/Booliiska-7-300x200.jpg 300w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/Booliiska-7-630x420.jpg 630w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/Booliiska-7.jpg 640w\" sizes=\"(max-width: 527px) 100vw, 527px\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone  wp-image-4167\" src=\"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/Booliiska-2-300x199.jpg\" alt=\"\" width=\"526\" height=\"349\" srcset=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/Booliiska-2-300x199.jpg 300w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/Booliiska-2-632x420.jpg 632w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/Booliiska-2.jpg 640w\" sizes=\"(max-width: 526px) 100vw, 526px\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone  wp-image-4168\" src=\"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/Booliiska-3-300x199.jpg\" alt=\"\" width=\"525\" height=\"348\" srcset=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/Booliiska-3-300x199.jpg 300w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/Booliiska-3-632x420.jpg 632w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/Booliiska-3.jpg 640w\" sizes=\"(max-width: 525px) 100vw, 525px\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone  wp-image-4169\" src=\"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/Booliiska-4-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"521\" height=\"347\" srcset=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/Booliiska-4-300x200.jpg 300w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/Booliiska-4-630x420.jpg 630w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/Booliiska-4.jpg 640w\" sizes=\"(max-width: 521px) 100vw, 521px\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone  wp-image-4170\" src=\"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/Booliiska-5-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"518\" height=\"345\" srcset=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/Booliiska-5-300x200.jpg 300w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/Booliiska-5-630x420.jpg 630w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/Booliiska-5.jpg 640w\" sizes=\"(max-width: 518px) 100vw, 518px\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"alignnone  wp-image-4171\" src=\"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/Booliiska-6-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"518\" height=\"345\" srcset=\"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/Booliiska-6-300x200.jpg 300w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/Booliiska-6-630x420.jpg 630w, https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/Booliiska-6.jpg 640w\" sizes=\"(max-width: 518px) 100vw, 518px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliyeyaasha Ciidamada Booliska iyo Asluubta Soomaaliya oo ay wehliyaan Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Banaadir iyo Saraakiil kale, ayaa Galabta iyo Caawa waxa ay kormeero kedis ah ay ku mareen dhammaan Baraha kontarool ee laga soo galo Magaaladda Muqdisho iyo qaar ku yaallo gudaha Magaalada. Deegaanada ay tageen saraakiishan waxaa kamid ah:- Gubadley, Shineemo Cabdi waayeel&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":4171,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4164"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4164"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4164\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/4171"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4164"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4164"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4164"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}