{"id":39389,"date":"2020-04-23T13:32:07","date_gmt":"2020-04-23T12:32:07","guid":{"rendered":"https:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=39389"},"modified":"2020-04-23T13:40:05","modified_gmt":"2020-04-23T12:40:05","slug":"is-badal-doonka-jubbaland-iyo-axmed-madoobe-oo-heshiis-gaaray","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/is-badal-doonka-jubbaland-iyo-axmed-madoobe-oo-heshiis-gaaray\/","title":{"rendered":"Is badal doonka Jubbaland iyo Axmed Madoobe oo heshiis gaaray."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dowlad-goboleedka Jubbaland iyo hoggaamiyayaasha golaha is-bedel doonka Jubbaland ayaa maanta oo khamiis ah heshiis ku kala saxiixday Magaaladda Nairobi ee Caasimada dalka Kenya.<\/p>\n<p>Heshiiskaan ayaa la gaaray kadib dedaallo dheeri ah oo ay bixiyeen madaxda dowlad goboleedka Jubbaland, waxaana ugu dambayn ay maanta ku kala xasiixdeen heshiis ka kooban 7 qodob oo ku aadan dhismaha maamulka Jubbaland.<\/p>\n<p>Heshiiskaan ayaa Axmed Madoobe u ogolaanaya in xilka Madaxweynaha Jubbaland sii haayo afarta sano ee soo socota dib uu san iskugu sharixi Karin Madaxweynaha Maamulka Jubbaland ee Koofurta Soomaaliya.<\/p>\n<p>Lama ogga in Dowladda Faderaalka Soomaaliya ay aqbali doonta heshiiska Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe iyo hogaamiyaasha isbadal doonka Jubbaland.<\/p>\n<p>Hoos ka akhri qodobadii lagu heshiiyay iyo war-murtiyeedka arrintaas laga soo saaray.<img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-mrs2-2.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/94419097_1859775084156422_7864447382287548416_n.jpg?_nc_cat=101&amp;_nc_sid=110474&amp;_nc_oc=AQlrvz-pGRx-tMDy0Ow7bGyXBPhS7mLmjkh5o3i1XXS5PxCpQiWTJLON-TA-b776-NI&amp;_nc_ht=scontent-mrs2-2.xx&amp;oh=cd45f94d2443f8381bdb168899f357a3&amp;oe=5EC5BC57\" alt=\"Image may contain: text\" \/><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-mrs2-2.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/94038187_1859775104156420_4464977932825133056_n.jpg?_nc_cat=107&amp;_nc_sid=110474&amp;_nc_oc=AQmL48XEK-gH0vtuGrpLziih49fNAL6Hm5knYQ5fyFDB0EcrNmdbGv98QKTtQgjBUMQ&amp;_nc_ht=scontent-mrs2-2.xx&amp;oh=3ebac1802267be864eedcc4bc6803207&amp;oe=5EC88F66\" alt=\"No photo description available.\" \/><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-mrs2-2.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/94333467_1859775130823084_2692855906596552704_n.jpg?_nc_cat=102&amp;_nc_sid=110474&amp;_nc_oc=AQmLpnHpz_ZDTZ89Tfctg0kaLOGEDiJNRBprCk5sSUT-5sZPjculIILiWJKYi-0raa8&amp;_nc_ht=scontent-mrs2-2.xx&amp;oh=5e18cf06bb8b3cbf36deaa9c5dd4b848&amp;oe=5EC7705F\" alt=\"No photo description available.\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-mrs2-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/94136052_4457677240916458_8754629506716663808_n.jpg?_nc_cat=110&amp;_nc_sid=07e735&amp;_nc_oc=AQkkOHM2toZQ3XasVF6EWFnImladw8R8STX8NKu2IzNgLnu2xqpaw7lyB3Oii3-t-mQ&amp;_nc_ht=scontent-mrs2-1.xx&amp;oh=2bf1d3ceb292a4617b98c753757d7464&amp;oe=5EC83C60\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dowlad-goboleedka Jubbaland iyo hoggaamiyayaasha golaha is-bedel doonka Jubbaland ayaa maanta oo khamiis ah heshiis ku kala saxiixday Magaaladda Nairobi ee Caasimada dalka Kenya. Heshiiskaan ayaa la gaaray kadib dedaallo dheeri ah oo ay bixiyeen madaxda dowlad goboleedka Jubbaland, waxaana ugu dambayn ay maanta ku kala xasiixdeen heshiis ka kooban 7 qodob oo ku aadan&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":39390,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39389"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=39389"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39389\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/39390"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=39389"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=39389"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=39389"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}