{"id":39367,"date":"2020-04-22T20:25:17","date_gmt":"2020-04-22T19:25:17","guid":{"rendered":"https:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=39367"},"modified":"2020-04-22T20:25:17","modified_gmt":"2020-04-22T19:25:17","slug":"xildhibaan-cabdiraxmaan-maxamuud-caateeye-oo-ku-geeriyooday-jabuuti","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/xildhibaan-cabdiraxmaan-maxamuud-caateeye-oo-ku-geeriyooday-jabuuti\/","title":{"rendered":"Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamuud Caateeye oo ku geeriyooday Jabuuti."},"content":{"rendered":"<p>Dalka Jabuuti waxaa caawa ku dhintay Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamuud Caateeye oo katirsan Golaha Shacabka BFS, waxaana Xildhibaanno katirsan Baarlamaanka ay Mustaqbal u sheegeen in Marxuumka uu xanuunsanaa waayihii dambe.<\/p>\n<p>Xildhibaan Cabdiraxmaan waxa uu ku dhintay isbitaal ku yaalla Jamhuuriyadda Jabuuti oo lagu daaweynayay, waxaana tacsi ka diray Madaxda Dowladda iyo Xildhibaanno ay kawada tirsanayeen Baarlamanka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Ra&#8217;iisul Wasaaraha XFS Xasan Cali Khayre ayaa qoraal uu soo dhigay Bartiisa Facebook waxa uu kaga tacsiyeeyay ehelka Xildhibaanka, Mudanayaashii ay kawada tirsanayeen Golaha Shacabka iyo dhammaan Soomaalida.<\/p>\n<p><strong>\u201cWaxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa dhammaan ummadda Soomaaliyeed iyo qoyskii uu ka baxay xildhibaan Cabdirahman Maxamuud Caateeye. Marxuumka waxaan Alle uga baryayaa inuu naxariistiisa janno ka waraabiyo, eheladiisana uu samir iyo iimaan ka siiyo\u201d<\/strong> ayuu yiri Xasan Cali Khayre.<\/p>\n<p>Xildhibaanno katirsan Golaha Shacabka BFS ayaa dhankooda ka tacsiyeeyay geeridii ku timid Cabdiraxmaan Maxamuud Caateeye oo katirsanaa Aqalka Shacabka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dalka Jabuuti waxaa caawa ku dhintay Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamuud Caateeye oo katirsan Golaha Shacabka BFS, waxaana Xildhibaanno katirsan Baarlamaanka ay Mustaqbal u sheegeen in Marxuumka uu xanuunsanaa waayihii dambe. Xildhibaan Cabdiraxmaan waxa uu ku dhintay isbitaal ku yaalla Jamhuuriyadda Jabuuti oo lagu daaweynayay, waxaana tacsi ka diray Madaxda Dowladda iyo Xildhibaanno ay kawada tirsanayeen Baarlamanka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":11,"featured_media":39368,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39367"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/11"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=39367"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39367\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/39368"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=39367"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=39367"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=39367"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}