{"id":39340,"date":"2020-04-22T08:48:07","date_gmt":"2020-04-22T07:48:07","guid":{"rendered":"https:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=39340"},"modified":"2020-04-22T08:48:07","modified_gmt":"2020-04-22T07:48:07","slug":"wasaaradda-awqaafta-iyo-arrimaha-diinta-xfs-oo-soo-saartay-amar-ku-socda-masaajidda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wasaaradda-awqaafta-iyo-arrimaha-diinta-xfs-oo-soo-saartay-amar-ku-socda-masaajidda\/","title":{"rendered":"Wasaaradda awqaafta iyo Arrimaha Diinta XFS oo soo saartay amar ku socda Masaajidda."},"content":{"rendered":"<p>War kasoo baxay Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha diinta XFS waxa ay kaga hadashay go\u2019aanno la xiriira Cudurka Coronavirus oo ku socda Masaajidda ku yaalla dalka.<\/p>\n<p>Wasaaraddu waxa ay sheegtay in iyada la tixraacayo kulanka Culimada iyo mas\u2019uuliyiinta Wasaaradda Diinta ay soo saareen 24-Qodob oo ku socda imaamyada Masaajidda iyo dadka Cibaadada u taga.<\/p>\n<p>Waxa ay soo jeedisay Qur\u2019aan Aqriska, lagana Khunuudo Masaajidda shanta salaadood isla markaana la kordhiyo Ducada.<\/p>\n<p>Sidoo kale, dadka xanuunsan ee qarsanaya waxa ay ugu baaqday in aysan tagin Masaajidda, iyada oo halista ka dhalan karta ay tahay in ay gudbin karaan ama faafin karaan Xannuunka Covid-19.<\/p>\n<p>Waxa ay soo jeedisay Wasaaradda in Masaajidda la geeyo qalabka lagu ogaado heer kulka qofka qandhada heysato, si loola socdo caafimaadka Jamaacada Masaajidka cibaada u tagta.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-mrs2-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.15752-9\/94069077_920060821786039_7350650417581129728_n.jpg?_nc_cat=105&amp;_nc_sid=b96e70&amp;_nc_ohc=pt8-BcwE1fkAX-t0kOW&amp;_nc_ht=scontent-mrs2-1.xx&amp;oh=a244b4d6c39298001caabaa3059caacb&amp;oe=5EC6150F\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-mrs2-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.15752-9\/93839076_2540851822686051_3174857438864080896_n.jpg?_nc_cat=105&amp;_nc_sid=b96e70&amp;_nc_ohc=OYhAnGPHynIAX8V1Zko&amp;_nc_ht=scontent-mrs2-1.xx&amp;oh=a08b0cc8bf1b706bc37d940ac157e819&amp;oe=5EC722C7\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-mrs2-2.xx.fbcdn.net\/v\/t1.15752-9\/93856661_542915133314356_1982025543364640768_n.jpg?_nc_cat=106&amp;_nc_sid=b96e70&amp;_nc_ohc=gMREoVOxNAwAX-DhGiR&amp;_nc_ht=scontent-mrs2-2.xx&amp;oh=6a509ba2cdf692f0d766bbb5639b4794&amp;oe=5EC3D996\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>War kasoo baxay Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha diinta XFS waxa ay kaga hadashay go\u2019aanno la xiriira Cudurka Coronavirus oo ku socda Masaajidda ku yaalla dalka. Wasaaraddu waxa ay sheegtay in iyada la tixraacayo kulanka Culimada iyo mas\u2019uuliyiinta Wasaaradda Diinta ay soo saareen 24-Qodob oo ku socda imaamyada Masaajidda iyo dadka Cibaadada u taga. Waxa ay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":11,"featured_media":39341,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39340"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/11"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=39340"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39340\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/39341"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=39340"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=39340"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=39340"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}