{"id":39335,"date":"2020-04-22T06:52:42","date_gmt":"2020-04-22T05:52:42","guid":{"rendered":"https:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=39335"},"modified":"2020-04-22T08:52:29","modified_gmt":"2020-04-22T07:52:29","slug":"hayadda-cunnada-adduunka-wfp-oo-ku-dhawaaqday-10-dal-oo-wajahaya-macluul-iyo-dhibaato-dhaqaale","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/hayadda-cunnada-adduunka-wfp-oo-ku-dhawaaqday-10-dal-oo-wajahaya-macluul-iyo-dhibaato-dhaqaale\/","title":{"rendered":"Hay&#8217;adda Cunnada Adduunka WFP oo ku dhawaaqday 10-dal oo wajahaya Macluul iyo dhibaato dhaqaale."},"content":{"rendered":"<p>David Beasley, Madaxa Hay\u2019adda Cunnada Adduunka ee WFP waxa uu sheegay in dhibaatooyinka laga dhaxlay Cudurka Coronavirus ay kamid tahay khatar la xiriirta macluul ka dhacda dalalka uu gaaray Xannuunka.<\/p>\n<p>Waxa uu soo jeediyay in laga fogaado digniinada halista ah ee u muuqanaya, isaga oo dalbaday in si wadajir ah caalamka ay iskaashi ka sameeyaan arrintaan oo u baahan kahor tag balse aan la dooneyn ka dabatag sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p>Si gaar ah waxa uu dul istaagay xaaladda 10 dal oo aan wanaagsaneen marka la eego heerka ay gaarsiisan yihiin, dhibaatooyinka dhaqaale iyo isbadalka Cimilada ay wajahayaan.<\/p>\n<p>Waddamadaas ayaa kala ah Yemen, Koongada Dimuqraadiga (DRC), Afghanistan, Venezuela, Ethiopia, Koofurta Suudaan, Jamhuuriyadda Suudaan, Suuriya, Nigeria iyo Haiti.<\/p>\n<p>Dadka baahan ee kunool dalalkaan waxa ay Hay\u2019adda WFP ku sheegtay Warbixinteeda in ay gaarayaan 135 million ilaa in ka badan 250 million.<\/p>\n<p>Hay\u2019adda Cunnada Adduunka ee Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in Koofurta Suudaan in dadkooda sanadkii tagay 61% ay wajahayeen dhibaato cunno sida ku cad warbixinta loosoo gudbiyay.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-mrs2-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.15752-9\/93860346_238826654149779_3132274405787303936_n.png?_nc_cat=105&amp;_nc_sid=b96e70&amp;_nc_ohc=dB53td3a00EAX-eKqB5&amp;_nc_ht=scontent-mrs2-1.xx&amp;oh=ef43632c143cc2561a573f6770ee05d0&amp;oe=5EC72D63\" \/><\/p>\n<p>WFP ayaa sheegtay in xaaladda xannibaadda ah ee ka jirta Bariga Afrika iyo Koofurta Aasiya in ay sabab u noqon karo soo kabashada dhaqaalaha dalalka dhaca, maadaama iyaga oo kolkii hore liitay ay qaateen tallaabo lagu xakameynayo faafidda Cudurka Coronavirus.<\/p>\n<p>Beasley waxa uu Qaramada Midoobay la wadaagay Muuqaal muujinaya dhibaatada si wax looga qabto xaaladdaan oo uu ku tilmaamay in ay kasii daran tahay Covid-19.<\/p>\n<p><strong>\u201cWaa in muhiimadda lasiiyaa wada shaqeynta iyo samatabixinta dadka dhibaatooyinka kala duwan ku wajahan, waa in aynu kahor tagnaa waxyaabaha aas-aaska u ah howlaha bani aadamnimo, xaqiiqdii Macluushu waxa ay ka daran tahay Covid-19 waayo dadku waxa uu weynayaa Cunno oo dhibaato ku ah\u201d<\/strong> ayuu yiri Madaxa Hay\u2019adda WFP.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/www.middleeasteye.net\/sites\/default\/files\/styles\/article_page\/public\/main-images\/David%20Beasly%20WFP%20Reuters.jpg?itok=Ab0Oelue\" \/><\/p>\n<p><strong>\u201cBilo kooban kadib, waa in aynu ujeesanaa xaaladaha xiga Coronavirus, xaqiiqdii waxa aan aragnaa waa Macluul iyo dhibaatooyin cunno la\u2019aan ah, waa halis kale oo inteeda la eg haddii aan gurmad deg deg ah loo helin\u201d<\/strong> ayuu hadalkiisa kusoo gaba-gabeeyay David Beasley oo ah madaxa hay\u2019adda cunnada adduunka (WFP).<\/p>\n<p><strong>Isha: BBC \/\u00a0 Mustaqbal Media<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>David Beasley, Madaxa Hay\u2019adda Cunnada Adduunka ee WFP waxa uu sheegay in dhibaatooyinka laga dhaxlay Cudurka Coronavirus ay kamid tahay khatar la xiriirta macluul ka dhacda dalalka uu gaaray Xannuunka. Waxa uu soo jeediyay in laga fogaado digniinada halista ah ee u muuqanaya, isaga oo dalbaday in si wadajir ah caalamka ay iskaashi ka sameeyaan&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":11,"featured_media":39336,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[83,59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39335"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/11"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=39335"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39335\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/39336"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=39335"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=39335"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=39335"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}