{"id":39332,"date":"2020-04-22T05:30:10","date_gmt":"2020-04-22T04:30:10","guid":{"rendered":"https:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=39332"},"modified":"2020-04-22T05:30:10","modified_gmt":"2020-04-22T04:30:10","slug":"qof-u-karaantiilnaa-cudurka-coronavirus-oo-ku-geeriyooday-garoowe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/qof-u-karaantiilnaa-cudurka-coronavirus-oo-ku-geeriyooday-garoowe\/","title":{"rendered":"Qof u karaantiilnaa Cudurka Coronavirus oo ku geeriyooday Garoowe."},"content":{"rendered":"<p>Guddiga kahor tagga faafidda iyo baarista Cudurka Coronavirus u qaabilsan Dowlad Goboleedka Puntland ayaa war uu soo saaray waxa uu ku sheegay in mid kamid ah dad u karaantiilnaa shakiga Covid-19 uu ku dhintay Magaalada Garoowe.<\/p>\n<p>Qofka dhintay waxaa ku socday Baaris illaa iminka aan la shaacin natiijada dhiigga laga qaaday in uu qabo xannuunka iyo in kale, waxaana la sheegayaa in uu aad u liitay saacadihii lasoo dhaafay kahor inta uusan geeriyoon.<\/p>\n<p>Warar ay heshay Mustaqbal waxa ay sheegayaan in natiijada Baarista maanta ay ku dhawaaqayaan Guddiga kahor tagga cudurka Coronavirus ee Dowlad Goboleedka Puntland, iyaga oo kala caddeynayaa in qofkaas uu u dhintay cudurka iyo in kale.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-mrs2-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.15752-9\/94135796_1356790614507973_3615103419338981376_n.png?_nc_cat=109&amp;_nc_sid=b96e70&amp;_nc_ohc=KGYkcHSVnBAAX8_Ia1B&amp;_nc_ht=scontent-mrs2-1.xx&amp;oh=44a49005d87c3fda382c67a8676abf7b&amp;oe=5EC3B9E5\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddiga kahor tagga faafidda iyo baarista Cudurka Coronavirus u qaabilsan Dowlad Goboleedka Puntland ayaa war uu soo saaray waxa uu ku sheegay in mid kamid ah dad u karaantiilnaa shakiga Covid-19 uu ku dhintay Magaalada Garoowe. Qofka dhintay waxaa ku socday Baaris illaa iminka aan la shaacin natiijada dhiigga laga qaaday in uu qabo xannuunka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":11,"featured_media":39333,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,77,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39332"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/11"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=39332"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/39332\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/39333"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=39332"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=39332"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=39332"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}