{"id":3830,"date":"2018-08-11T07:02:36","date_gmt":"2018-08-11T06:02:36","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=3830"},"modified":"2018-08-11T07:02:36","modified_gmt":"2018-08-11T06:02:36","slug":"cameey-nabadda-qoor-qabadka-ah-ee-qaramada-midoobey-ma-soconeyso","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/cameey-nabadda-qoor-qabadka-ah-ee-qaramada-midoobey-ma-soconeyso\/","title":{"rendered":"Cameey: &#8220;Nabadda qoor qabadka ah ee Qaramada Midoobey ma soconeyso&#8221;."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Puntland C\/Xakiin Xaaji Cumar Cameey ayaa rajo xumo ka muujiyay dadaalka Qaramada Midoobey iyo IGAD ay ku doonayaan in lagu joojiyo colaadda u dhaxeysa Maamullada Puntland iyo Somaliland.<\/p>\n<p>C\/Xakiin Cumar Camey waxaa uu dadaallada socda ku tilmaamay qoor qabad ay wadaan Qaramada Midoobey iyo Urur Goboleedka IGAD,waxaana uu niyad jab ka muujiyay in dadaalladaas ay guul ku dhamaadaan.<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay in Somaliland ay diiday in ay ka baxdo dhulka Puntland ee ay xoogga ku qabsatay sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay in Qaramada Midoobey iyo IGAD ay Somaliland ku qancin waayeen in ay banneyso dhulka Puntland ee ay dagaalka ku qabsatay.<\/p>\n<p>Somaliland ayaa sheegeysa in dhulka Sohdinteeda ah ay wali uga dhimantahay 70km hayeeshee ay wadahadal diyaar u tahay,taas oo ay diiddan tahay Puntland.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Puntland C\/Xakiin Xaaji Cumar Cameey ayaa rajo xumo ka muujiyay dadaalka Qaramada Midoobey iyo IGAD ay ku doonayaan in lagu joojiyo colaadda u dhaxeysa Maamullada Puntland iyo Somaliland. C\/Xakiin Cumar Camey waxaa uu dadaallada socda ku tilmaamay qoor qabad ay wadaan Qaramada Midoobey iyo Urur Goboleedka IGAD,waxaana uu niyad jab ka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":3831,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,77,76,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3830"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3830"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3830\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/3831"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3830"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3830"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3830"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}