{"id":3552,"date":"2018-08-07T09:55:32","date_gmt":"2018-08-07T08:55:32","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=3552"},"modified":"2018-08-07T09:55:32","modified_gmt":"2018-08-07T08:55:32","slug":"jubaland-oo-shaqo-joojin-ku-sameysay-maamulkii-baardheere","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/jubaland-oo-shaqo-joojin-ku-sameysay-maamulkii-baardheere\/","title":{"rendered":"Jubaland oo shaqo joojin ku sameysay maamulkii Baardheere"},"content":{"rendered":"<p>Wareegto ka soo baxday Madaxweyne ku xigeenka 1aad ee Maamulka Jubaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa waxaa shaqo joojin lagu sameeyay maamulkii Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo.<\/p>\n<p>Waxaa loo magacaabay Maamul Kumeel gaar ah iyada oo mas&#8217;uuliyiinta Degmadana laga dalbaday in sida ugu dhaqsiyaha badan ku tagaan Magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah ee Jubaland.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/www.radiodalsan.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/wareegto-ahaa.jpg\" alt=\"https:\/\/www.radiodalsan.com\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wareegto ka soo baxday Madaxweyne ku xigeenka 1aad ee Maamulka Jubaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa waxaa shaqo joojin lagu sameeyay maamulkii Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo. Waxaa loo magacaabay Maamul Kumeel gaar ah iyada oo mas&#8217;uuliyiinta Degmadana laga dalbaday in sida ugu dhaqsiyaha badan ku tagaan Magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah ee Jubaland.<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":3510,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,78,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3552"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3552"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3552\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/3510"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3552"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3552"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3552"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}