{"id":3551,"date":"2018-08-07T09:52:26","date_gmt":"2018-08-07T08:52:26","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=3551"},"modified":"2018-08-07T09:52:26","modified_gmt":"2018-08-07T08:52:26","slug":"roma-oo-ku-raad-joogta-victor-wanyama","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/roma-oo-ku-raad-joogta-victor-wanyama\/","title":{"rendered":"Roma oo ku raad joogta Victor Wanyama."},"content":{"rendered":"<p>Kooxda Roma ayaa lagu soo waramayaa inay ku dhawaaqday saxiixa ciyaaryahanka Tottenham Hotspur Victor Wanyama.<\/p>\n<p>Kooxda Talyaaniga ayaa ka mid ah kooxaha aad ugu jira suuqa waxeyna ka baadi goobayaan badalada xidigaha Alisson iyo Radja Nainggolan oo kukala biiray Inter iyo Liverpool iyadoona kuso fashilmay saxiixa N\u2019Zonzi.<\/p>\n<p>Wayama \u00a0ayaa xilli ciyaareedkii lasoo dhaafay wuxuu ahaa xidig inta badan kaso gala keydka \u00a0ka dib markii uu ka soo laabtay dhaawac jilibka ah, laakiin 27 jirkaan ayaa ciyaari kara kulankasto oo ka mid ah kulamada soo socda.<\/p>\n<p>Wanyama wali wuxuu heystaa seddex sano oo qandaraaskiisa uu kula jiro kooxda ka dhisan waqooyiga London.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kooxda Roma ayaa lagu soo waramayaa inay ku dhawaaqday saxiixa ciyaaryahanka Tottenham Hotspur Victor Wanyama. Kooxda Talyaaniga ayaa ka mid ah kooxaha aad ugu jira suuqa waxeyna ka baadi goobayaan badalada xidigaha Alisson iyo Radja Nainggolan oo kukala biiray Inter iyo Liverpool iyadoona kuso fashilmay saxiixa N\u2019Zonzi. Wayama \u00a0ayaa xilli ciyaareedkii lasoo dhaafay wuxuu ahaa&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":3553,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[47],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3551"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3551"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3551\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/3553"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3551"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3551"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3551"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}