{"id":3540,"date":"2018-08-07T09:32:49","date_gmt":"2018-08-07T08:32:49","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=3540"},"modified":"2018-08-07T09:32:49","modified_gmt":"2018-08-07T08:32:49","slug":"david-luiz-willian-waa-uu-jecel-yahay-chelsea-mana-doonayo-inuu-katago","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/david-luiz-willian-waa-uu-jecel-yahay-chelsea-mana-doonayo-inuu-katago\/","title":{"rendered":"David Luiz: &#8220;Willian waa uu jecel yahay Chelsea mana doonayo inuu katago&#8221;"},"content":{"rendered":"<p>Daafaca Chelsea David Luiz ayaa carabka ku adkeeyay in ciyaaryahanka Willian uusan waligiis ka tagi doonin wuuna ku faraxsanyahay \u00a0nolosha Stamford Bridge.<\/p>\n<p>Barcelona iyo Real Madrid ayaa lala xiriirinayay Willian tan iyo dhamaadkii xilli ciyaareedkii hore, halka Jose Mourinho dhawaan uu kuso biiray loolanka laacibkan.<\/p>\n<p>29 jirkaan ayaa isku dayay inuu ka hadlo mustaqbalkiisa West London, si kastaba ha ahaatee, Luiz ayaa ka hadlay xaalada xidigan isagoona carabka ku dhuftay in Wiliam uu san meelna uga socon Chelsea.<\/p>\n<p>&#8220;Marnaba kama tagi doono isaga Chelsea waayo waa uu jecelyahay waan la kulmay waa sxb ii dhaw wuxuuna ii sheegay inuu doonayo wali inuu nala sii joogo halkaana waxaa iga cadaatay in Wiliam uu aad u jecelyahay Chelsea ayuu yiri Luiz.<\/p>\n<p>Willian ayaa Chelsea u dhaliyay 13 gool oo Premier League xilli ciyaareedkii lasoo dhaafay\u00a0 halka uu caawiye ka ahaa todoba kale.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Daafaca Chelsea David Luiz ayaa carabka ku adkeeyay in ciyaaryahanka Willian uusan waligiis ka tagi doonin wuuna ku faraxsanyahay \u00a0nolosha Stamford Bridge. Barcelona iyo Real Madrid ayaa lala xiriirinayay Willian tan iyo dhamaadkii xilli ciyaareedkii hore, halka Jose Mourinho dhawaan uu kuso biiray loolanka laacibkan. 29 jirkaan ayaa isku dayay inuu ka hadlo mustaqbalkiisa West&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":3541,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[47],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3540"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3540"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3540\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/3541"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3540"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3540"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3540"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}