{"id":3523,"date":"2018-08-07T06:04:12","date_gmt":"2018-08-07T05:04:12","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=3523"},"modified":"2018-08-07T06:04:12","modified_gmt":"2018-08-07T05:04:12","slug":"raisalwasaaraha-itoobiya-oo-markii-ugu-horreysay-ka-hadlay-arrimaha-jigjiga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/raisalwasaaraha-itoobiya-oo-markii-ugu-horreysay-ka-hadlay-arrimaha-jigjiga\/","title":{"rendered":"Ra&#8217;isalwasaaraha Itoobiya oo markii ugu horreysay ka hadlay arrimaha Jigjiga"},"content":{"rendered":"<p>Ra&#8217;isalwasaaraha Dalka Itoobiya Abiye Axmed ayaa markii ugu horreysya ka hadlay colaadda Bariga Itoobiya ka taagan iyo xiisadda dhinaca maamulka ah ee ka jirtay dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya.<\/p>\n<p>Ra&#8217;isalwasaare Abiye Axmed ayaa waxaa uu ka tacsiyeeyay dadka ku dhintay Rabshadihii ka dhacay Magaalooyinka Jigjiga iyo Dirirdhaba.<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay in uu ka xunyahay waxa dhacay kana tacsiyeynayo,islamarkaana uu baaq u dirayo dadka i \u00a0ay isdejiyaan.<\/p>\n<p>Ra&#8217;isalwasaare Abiye Axmed ayaa ugu dambeyan ku baaqay in la gaba gabeeyo dagaallada u dhaxeeya Oromada iyo Soomaalida ee ka socda Ismaamullada labada Gobol.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra&#8217;isalwasaaraha Dalka Itoobiya Abiye Axmed ayaa markii ugu horreysya ka hadlay colaadda Bariga Itoobiya ka taagan iyo xiisadda dhinaca maamulka ah ee ka jirtay dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya. Ra&#8217;isalwasaare Abiye Axmed ayaa waxaa uu ka tacsiyeeyay dadka ku dhintay Rabshadihii ka dhacay Magaalooyinka Jigjiga iyo Dirirdhaba. Waxaa uu sheegay in uu ka xunyahay waxa dhacay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":3525,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3523"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3523"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3523\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/3525"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3523"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3523"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3523"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}