{"id":35170,"date":"2020-02-10T10:20:15","date_gmt":"2020-02-10T10:20:15","guid":{"rendered":"https:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=35170"},"modified":"2020-02-10T10:23:45","modified_gmt":"2020-02-10T10:23:45","slug":"midowga-afrika-oo-diiday-qorshaha-tramp-ee-bariga-dhexe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/midowga-afrika-oo-diiday-qorshaha-tramp-ee-bariga-dhexe\/","title":{"rendered":"Midowga Afrika oo diiday Qorshaha Tramp ee Bariga dhexe."},"content":{"rendered":"<p>Urur Goboleedka Midowga Afrika ayaa iska diiday qorshaha Nabadda Bariga Dhexe ee Madaxweynaha Maraykanka Donald J Trump uu dhawaan ku dhawaaqay.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Ururka Midowga Afrika, Muuse Faki Maxamed ayaa hadalkaasi ka sheegay Shirweynaha 33-aad ee Hoggaamiyayaasha dalalka Afrika oo maalintii labaad ka socda Xarunta Dhexe ee AU-da ee Addis Abeba.<\/p>\n<p>Waxa uu tilmaamay in ay dalalka Afrika taageero u muujinayaan Qaddiyadda dadka Reer Falastiin.<\/p>\n<figure style=\"width: 728px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/scontent-mrs2-1.xx.fbcdn.net\/v\/t39.2147-6\/c0.39.540.282a\/p540x282\/86019778_192919018486811_6510571929928204288_n.jpg?_nc_cat=105&amp;_nc_oc=AQlTu73aTQlzPurcZx8q5v4D73oe02EZgqkZuyA6v3ZV_Oomyx3aNvxrfyngX6ejCfE&amp;_nc_ht=scontent-mrs2-1.xx&amp;oh=6f32a264c7a7eddaaf15fb09dba65e10&amp;oe=5EB5F285\" alt=\"\" width=\"728\" height=\"380\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">Guddoomiyaha Ururka Midowga Afrika, Muuse Faki Maxamed<\/figcaption><\/figure>\n<p>Waxa uu tilmaamay in Qorshaha Trump uusan ahayn mid Beesha Caalamka ka tashadeen, isla markaana uu Heshiiskaasi ku xad-gudbayo Xuquuqda Asaasiga ee Reer Falastiin.<\/p>\n<p>Madaxweynaha dalka Masar, C\/fataax Alsisi, ahna Guddoomiyaha sannadlaha ee Ururka Midowga Afrika, C\/fataax Alsisi oo isna ka hadlay Shirka Madaxda Afrika waxa uu sheegay in Arrinta Falastiin mar kasta tahay mid ku xardhan Quluubta dhamaan dadka Afrikaanka.<\/p>\n<figure style=\"width: 959px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/scontent-mrs2-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-0\/p640x640\/84638907_10162831545630408_7852477982743461888_o.jpg?_nc_cat=110&amp;_nc_oc=AQkjbQpj1HB3tvHax9vUHsGN3qfIY9IowlqY-MRxSR0jHQBKh04Spmno-Bd8n_ytZyk&amp;_nc_ht=scontent-mrs2-1.xx&amp;_nc_tp=6&amp;oh=9bf320ef4eac65633ded631557d0f194&amp;oe=5ECAB689\" alt=\"Image may contain: 1 person\" width=\"959\" height=\"640\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">Madaxweynaha dalka Masar, C\/fataax Alsisi.<\/figcaption><\/figure>\n<p>Madaxweynaha dalka Koonfur Afrika, Sayral Ramafoosa oo isaga Madaxweynaha Masar kala wareegay Xilka Meertada ee Guddoomiyaha sannadkan ee AU-da waxa uu is-barbar dhigay Hindisaha Madaxweyne Trump soo bandhigay uu la mid yahay Nidaamkii Midab-takoorka ee ka jiray dalkkiisa.<\/p>\n<figure style=\"width: 960px\" class=\"wp-caption alignnone\"><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/scontent-mrs2-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-0\/p640x640\/85082171_10162832717630408_4439096988180414464_o.jpg?_nc_cat=105&amp;_nc_oc=AQl1aztSBO_8cNdIAb52GpPnjP3hyzHEk94FLqfmrAta3jWLlZ79aLwGXoOc53qCbEk&amp;_nc_ht=scontent-mrs2-1.xx&amp;_nc_tp=6&amp;oh=b0be3ec9f043e5a4b48b8719c9c6f418&amp;oe=5EBB0276\" alt=\"Image may contain: 1 person\" width=\"960\" height=\"640\" \/><figcaption class=\"wp-caption-text\">Madaxweynaha dalka Koonfur Afrika, Sayral Ramafoosa<\/figcaption><\/figure>\n<p>Madaxweynaha Falastiin, Maxamuud Cabaas Abu Maasim oo isaga si caadi ah uga qeyb gala Shirarka Madaxda Afrika goobjoog kama ah Shirka sannadkan ka furmay Ethiopia.<\/p>\n<p>Dowladda Maraykanka ayaa la filayaa in ay Codka Diidmada Qayaxan ku hor joogsadaan Codsiga Madaxweyne Abu Maasim ku doonayo in lagu cambaareeyo Qorshaha Trump ee uu isbuucii hore soo bandhigay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Urur Goboleedka Midowga Afrika ayaa iska diiday qorshaha Nabadda Bariga Dhexe ee Madaxweynaha Maraykanka Donald J Trump uu dhawaan ku dhawaaqay. Guddoomiyaha Ururka Midowga Afrika, Muuse Faki Maxamed ayaa hadalkaasi ka sheegay Shirweynaha 33-aad ee Hoggaamiyayaasha dalalka Afrika oo maalintii labaad ka socda Xarunta Dhexe ee AU-da ee Addis Abeba. Waxa uu tilmaamay in ay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":9,"featured_media":35171,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35170"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/9"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=35170"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35170\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/35171"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=35170"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=35170"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=35170"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}