{"id":3509,"date":"2018-08-07T05:26:31","date_gmt":"2018-08-07T04:26:31","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=3509"},"modified":"2018-08-07T05:26:31","modified_gmt":"2018-08-07T04:26:31","slug":"jubaland-oo-amarro-ka-soo-saartay-dagaal-beeleed-ka-dhacay-galbeedka-kismaayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/jubaland-oo-amarro-ka-soo-saartay-dagaal-beeleed-ka-dhacay-galbeedka-kismaayo\/","title":{"rendered":"Jubaland oo amarro ka soo saartay dagaal beeleed ka dhacay Galbeedka Kismaayo"},"content":{"rendered":"<p>Maamulka Jubaland ayaa amarro cusub dul dhigay Beelo dhawaan ku dagaallamay Degaan ku yaalla Galbeedka Magaalada Kismaayo.<\/p>\n<p>Kulan Magaalada Kismaayo ay ku yeesheen maas&#8217;uuliyiinta Jubaland ayaa laga soo saaray qodobo dhowr ah oo lagu sheegay in colaaddda lagu xakameynayo.<\/p>\n<p>Qodobada ka soo baxay waxaa ka mid ah;<\/p>\n<p>1-In qeybta Booliska Gobolka Jubbada Hoose ee dowlad goboleedka Jubbaland ay baaris dhab ah ku sameyso dambiyadii dhacay cida ku lug leh iyo nuxurka waxa keenay dagaalka labada beelood.<\/p>\n<p>2-In tuulada dagaalka uu ka dhacay la joojiyo dhismaheeda ilaa amar dambe,iyada oo tira koob rasmi ah lagu sameynayo waxa hadda ka dhisan.<\/p>\n<p>3-In la soo qabto\u00a0 sharcigana lahor-keeno dadkii ku lugta lahaa ama ka dambeeyey dagaalka sababay khasaaraha dhimashada iyo dhaawaca ah ee dhex maray labada beelood.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamulka Jubaland ayaa amarro cusub dul dhigay Beelo dhawaan ku dagaallamay Degaan ku yaalla Galbeedka Magaalada Kismaayo. Kulan Magaalada Kismaayo ay ku yeesheen maas&#8217;uuliyiinta Jubaland ayaa laga soo saaray qodobo dhowr ah oo lagu sheegay in colaaddda lagu xakameynayo. Qodobada ka soo baxay waxaa ka mid ah; 1-In qeybta Booliska Gobolka Jubbada Hoose ee dowlad&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":3510,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,78,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3509"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3509"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3509\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/3510"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3509"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3509"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3509"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}