{"id":35064,"date":"2020-02-08T09:56:36","date_gmt":"2020-02-08T09:56:36","guid":{"rendered":"https:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=35064"},"modified":"2020-02-08T09:56:36","modified_gmt":"2020-02-08T09:56:36","slug":"maamulka-gobolka-bakool-oo-sheegay-in-ay-qabteen-carruur-ay-tababareen-al-shabaab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/maamulka-gobolka-bakool-oo-sheegay-in-ay-qabteen-carruur-ay-tababareen-al-shabaab\/","title":{"rendered":"Maamulka Gobolka Bakool oo sheegay in ay qabteen Carruur ay tababareen Al-Shabaab."},"content":{"rendered":"<p>Gudoomiyaha Amniga Degmada Xuddur ee Gobolka Bakool Ibraahim Isaaq Ibraahim (Shaati) oo la hadlay Warbaahinta ku hadasha Afka Dowladda ayaa faah-faahin ka bixiyay 9 Carruur oo ay qabteen ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Howlgalka Carruurta lagu qabtay waxa uu tilmaamay in Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ka sameeyeen inta u dhaxeysa Abal iyo Labaatan Jirow oo ka kala tirsan Gobolada Bakool iyo Bay.<\/p>\n<p>Gudoomiye Ibraahim waxa uu xusay in Carruurtaan Al-Shabaab ay tababar sanad ah siiyeen, isla markaana ay ka kala qaadeen deegaanno ka kala tirsan Gobolada Baay iyo Bakool Koofur Galbeed Soomaaliya.<\/p>\n<p>Labo ruux oo kale oo midkood yahay wadaha Mootada ay saarnaayeen 9-ka Carruur ayuu shaaciyay Gudoomiyaha Amniga Degmada Xuddur in la qabtaan oo ay baaritaanno ku hayaan Hay\u2019adaha amniga.<\/p>\n<p>Carruurta ay qabteen Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya waxa uu sheegay Gudoomiyaha Amniga Xuddur in ay tababar sanad ah siiyeen Al-Shabaab, Xiligaan ayuu tilmaamay in ay ku hayaan Saldhigga Degmadaas.<\/p>\n<p>Saraakiisha Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed waxa ay sheegeen in ay sii wadayaan howlgalada ay ka sameynayaan Gobolada Baay iyo Bakool.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gudoomiyaha Amniga Degmada Xuddur ee Gobolka Bakool Ibraahim Isaaq Ibraahim (Shaati) oo la hadlay Warbaahinta ku hadasha Afka Dowladda ayaa faah-faahin ka bixiyay 9 Carruur oo ay qabteen ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya. Howlgalka Carruurta lagu qabtay waxa uu tilmaamay in Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ka sameeyeen inta u dhaxeysa Abal iyo Labaatan Jirow oo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":11,"featured_media":35065,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,79,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35064"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/11"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=35064"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/35064\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/35065"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=35064"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=35064"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=35064"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}