{"id":3491,"date":"2018-08-06T17:53:05","date_gmt":"2018-08-06T16:53:05","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=3491"},"modified":"2018-08-06T17:56:48","modified_gmt":"2018-08-06T16:56:48","slug":"madaxweyne-cusub-oo-loo-magacaabay-ddsi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/madaxweyne-cusub-oo-loo-magacaabay-ddsi\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Cusub oo loo Magacaabay DDSI."},"content":{"rendered":"<p>Wararka ka imanaya Magaalada Jigjiga, ayaa sheegay in goordhow la magacaabay Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Somalida Itoobiya, Xilkaas waxaa si KMG-ah uheynaya Axmed Cabdi Maxamed (Ilka Case).<\/p>\n<p>Magacaabistan, waxa ay ka danbeysay kadib markii uu iscasilay Madaxweynihii hore ee Dowlad deegaanka Cabdi Maxamuud Cumar oo khilaaf kala dhexeeyay mudooyinkanba Dowladda Federalka Itoobiya, waxeyna xiisada cirka sii gashay Sabtidii ina dhaaftay.<\/p>\n<p>Ninka la soo magacaabay ee Ilka Case ayaa ahaa Xildhibaan katirsan DDSI, Sidoo kale waxa uu ahaa Wasiirka Maaliyada iyadoo ay aad isugu dhawaayeen Madaxweynaha Cadaadska heystay isu casilay.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Cusub ee Dowlad deegaanka Somalida Itoobiya, waa 32 Sano jir ku dhashay Degmada GARBO Bishii Jully Sanadii 1986-dii.<\/p>\n<p>Waxa uu 2012kii ka baxay Jamaacada Diridhabo University, isagoo bartay ACC and Finance, 2017Kii waxa uu shahaadada labaad ee Waxbarashada ka qaatay Jamaacada BAHARDAR, Isagoo bartay (DRM SD).<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imanaya Magaalada Jigjiga, ayaa sheegay in goordhow la magacaabay Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Somalida Itoobiya, Xilkaas waxaa si KMG-ah uheynaya Axmed Cabdi Maxamed (Ilka Case). Magacaabistan, waxa ay ka danbeysay kadib markii uu iscasilay Madaxweynihii hore ee Dowlad deegaanka Cabdi Maxamuud Cumar oo khilaaf kala dhexeeyay mudooyinkanba Dowladda Federalka Itoobiya, waxeyna xiisada cirka sii&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":3495,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3491"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3491"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3491\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/3495"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3491"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3491"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3491"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}