{"id":3478,"date":"2018-08-06T12:23:35","date_gmt":"2018-08-06T11:23:35","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=3478"},"modified":"2018-08-06T12:23:35","modified_gmt":"2018-08-06T11:23:35","slug":"mario-gomez-oo-ku-dhawaaqay-inuu-ka-fariistay-ciyaaraha-caalamiga-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/mario-gomez-oo-ku-dhawaaqay-inuu-ka-fariistay-ciyaaraha-caalamiga-ah\/","title":{"rendered":"Mario Gomez oo ku dhawaaqay inuu ka fariistay ciyaaraha caalamiga ah."},"content":{"rendered":"<p>Weeraryahanka Jarmalka Mario Gomez ayaa ku dhawaaqay inuu ka fariistay ciyaaraha caalamiga ah ka dib Koobka Aduunka 2018.<\/p>\n<p>Gomez ayaa seddex kulan u saftay xulkiisa heerka \u00a0group-yada koobka aduunka ee dhawaan soo dhamaaday.<\/p>\n<p>33 jirkaan ayaa 31 gool u dhaliyay xulkiisa mudadii uu xulka matalayay, laakiin wuxuu ku biiri doonaa Mesut Ozil isagana dhawaan \u00a0ka fariistay ciyaaraha.<\/p>\n<p>&#8220;Aniga ahaan, Koobka Adduunka ee Russia waa riyo weyn oo run ah,&#8221; ayuu Gomez ku qoray bogiisa Facebook.<\/p>\n<p>Gomes ayaa ka mid ahaa xidigihii xulka Germany kaga qeyb galay koobkii aduunka ee 2014 oo ay iyaga ku guuleysteen.<\/p>\n<p>Gomez ayaa dib ugu soo laabtay kooxda Bundesliga ee Stuttgart VfB Stuttgart oo ka yimid Wolfsburg bishii Janaayo, isagoo dhaliyay sideed gool qeybtii labaad ee xilli ciyaareedkii hore.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Weeraryahanka Jarmalka Mario Gomez ayaa ku dhawaaqay inuu ka fariistay ciyaaraha caalamiga ah ka dib Koobka Aduunka 2018. Gomez ayaa seddex kulan u saftay xulkiisa heerka \u00a0group-yada koobka aduunka ee dhawaan soo dhamaaday. 33 jirkaan ayaa 31 gool u dhaliyay xulkiisa mudadii uu xulka matalayay, laakiin wuxuu ku biiri doonaa Mesut Ozil isagana dhawaan \u00a0ka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":3479,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[47],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3478"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3478"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3478\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/3479"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3478"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3478"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3478"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}