{"id":33817,"date":"2020-01-15T12:23:34","date_gmt":"2020-01-15T12:23:34","guid":{"rendered":"https:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=33817"},"modified":"2020-01-15T12:45:14","modified_gmt":"2020-01-15T12:45:14","slug":"mr-anyanga-waxaan-muqdisho-ka-tagay-anigoo-dareemaya-rajo-ay-ku-dheehantahay-awooda-dadka-iyo-dowladdooda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/mr-anyanga-waxaan-muqdisho-ka-tagay-anigoo-dareemaya-rajo-ay-ku-dheehantahay-awooda-dadka-iyo-dowladdooda\/","title":{"rendered":"Mr Anyanga: \u201cWaxaan Muqdisho ka tagay anigoo dareemaya rajo ay ku dheehantahay awooda dadka iyo dowladdooda."},"content":{"rendered":"<p>Ergayga ugu sarreeya Qaramada Midoobay ee Geeska Afrika oo booqasho ku yimid Soomaaliya isagoo rajo ka muujiyay horumarka dalka maadaama ay Soomaaliya sannad muhiim ah u tahay 2020.<\/p>\n<p>Sarkaalka UN-ka ayaa labadii maalmood ee la soo dhaafay ku sugnaa caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho, halkaas oo uu kula kulmay wakiillo kala duwan oo heer qaran ah iyo kuwo caalami ah, waxaana uu kala hadlay amniga gobolka, doorashooyinka, horumarka, gargaarka iyo arrimo kale.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/unsom.unmissions.org\/sites\/default\/files\/styles\/2_columns\/public\/49384656461_3263e0bcd7_k.jpg?itok=qsq8u2gs\" \/><\/p>\n<p>Kulamada Mr. Onanga-Anyanga waxaa ka mid ahaa kulan uu la yeeshay Wakiilka Gaarka ah ee Soomaaliya u qaabilsan Geeska Afrika, Badda Cas iyo Gacanka Cadan, Balal Mohamed Usman, kuwaas oo uu kala hadlay muhiimadda wada hadalku u leeyahay nabadda iyo barwaaqada gobolka.<\/p>\n<p>Wuxuu la kulmay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka, Xaliima Ibraahim, waxayna ka wada-hadleen qaar ka mid ah caqabadaha iyo fursadaha la xiriira kalsoonida iyo hufnaanta doorashada soo socota ee dalka, (&#8216;hal-qof, hal cod&#8217;).<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-mrs2-1.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/82006637_2729278557127268_8309399182335016960_n.jpg?_nc_cat=103&amp;_nc_eui2=AeH3dDy6VZs-Jr5jZ7xNfSHXe2tDNsSmg3A0QqxPGXbQlBM6WAGnDbt5w5NsR3fCc0HqqM5nWavyIgpibLzfOEj7KZyL3v4ydqSsaNQhPfYQQQ&amp;_nc_oc=AQkIhAN5-DOVI82b9d5RvOy7CTas7NnR373h4yU8Wa9OI_Dqkt76IJYqVAtIMjW__jQ&amp;_nc_ht=scontent-mrs2-1.xx&amp;oh=213e1b80bf1972c67ce61b9b483ba020&amp;oe=5EA3ECF3\" alt=\"Image may contain: 2 people, people smiling, people standing and suit\" \/><\/p>\n<p>Ergeyga Gaarka ah ayaa yiri &#8220;Doorashooyinku waxay noqon karaan geedi socod dib-u-heshiisiin qaran laakiin waxay sidoo kale horseedi karaan khilaafaadka, sidaa darteedna howlaha doorashada waa inay taageeraan Qaramada Midoobay&#8221;, ayuu yiri Ergeyga Gaarka ah.<\/p>\n<p>&#8220;Waxaan Muqdisho ka tegayaa anigoo ay ii korortay rajada aan ku qabo kartida dadka Soomaaliyeed iyo dowladooda si ay uga siraad koraan caqabaadka ay haatan wajahaan,&#8221; ayuu raaciyey Ergaygu.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/scontent-mrs2-2.xx.fbcdn.net\/v\/t1.0-9\/82144660_2729278550460602_6133250329896026112_n.jpg?_nc_cat=107&amp;_nc_eui2=AeEqeU1Fw-nZrZuvxO1EuRjhuW5FnH_6_3Y2X43yufw9UF69UJQrAjxo85GdzqVOeXFecxSAaexokCj7C93rnQNkRpLUkKtk8xFfNk5rBJhEnQ&amp;_nc_oc=AQmKWVbJ2cXP3FCzAApeQWE82iXvq7zQrFgbpbHmN8eP-_Y8R5LOi2H2P4BPhQac39Q&amp;_nc_ht=scontent-mrs2-2.xx&amp;oh=f65319fe7ac6c7e9c9f32af5acb2f543&amp;oe=5ED84297\" alt=\"Image may contain: 1 person, standing, suit and outdoor\" \/><\/p>\n<p>Mr. Onanga-Anyanga wuxuu sidoo kale la hadlay wakiilo ka socda ururada bulshada rayidka ah ee Soomaaliyeed, isaga oo tilmaamay muhiimadda ay leedahay ka qeybgalka siyaasadeed ee loo dhan yahay iyo doorka macnaha leh ee haweenka iyo dhalinyarada ay ka ciyaarayaan howshan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ergayga ugu sarreeya Qaramada Midoobay ee Geeska Afrika oo booqasho ku yimid Soomaaliya isagoo rajo ka muujiyay horumarka dalka maadaama ay Soomaaliya sannad muhiim ah u tahay 2020. Sarkaalka UN-ka ayaa labadii maalmood ee la soo dhaafay ku sugnaa caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho, halkaas oo uu kula kulmay wakiillo kala duwan oo heer qaran ah&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":33818,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[89,59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33817"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=33817"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33817\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/33818"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=33817"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=33817"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=33817"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}