{"id":33268,"date":"2020-01-06T13:58:24","date_gmt":"2020-01-06T13:58:24","guid":{"rendered":"https:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=33268"},"modified":"2020-01-06T13:58:24","modified_gmt":"2020-01-06T13:58:24","slug":"uj-shaqo-bannaan-cameraman-women-video-editor","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/uj-shaqo-bannaan-cameraman-women-video-editor\/","title":{"rendered":"Uj: Shaqo Bannaan- CAMERAMAN\/WOMEN &#038; VIDEO EDITOR"},"content":{"rendered":"<p>Mustaqbal media oo kakooban Xarun Raadiye, Degital Tv iyo Webiste, waxna ku baahiya Baraha kaladuwan ee Bulshada\u00a0 waxa uu kamid yahay Warbaahinta xirfad yahanka ah ee Soomaaliya, xaruntiisa weyn waxa ay kutaal Muqdisho<\/p>\n<p><strong>Faahfaahin Shaqada Bannaan<\/strong><\/p>\n<p>Mustaqbal Waxa ay raadineysaa xirfadle isku ah <strong>CAMERAMAN\/WOMEN &amp; VIDEO EDITOR ( FILM QAADE-<\/strong> TIFAFTIRE MUUQAAL\/, lehna astaamaha hoose ku xusan<\/p>\n<p><strong>Afafka<\/strong><\/p>\n<p>Afka Soomaaliga oo ah salka iyo aaladda aan wax ku gudbino Qoraal, Maqal iyo Muuqaalba waa in uu\/in ay si dhammeystiran u fahmo ugna hadli karo qoraal iyo Maqal labadaba.<\/p>\n<p>English &amp; Carabi midkood waa humiim<\/p>\n<p><strong>Maxaa looga baahan yahay oo dheeri ah<\/strong><\/p>\n<ul>\n<li>CV (Sooyaal)<\/li>\n<li>Xaashida katalabixinta shaqaaleysiinta<\/li>\n<\/ul>\n<p>Emailka Codsiga (CV &amp; All documents) ku dir:<\/p>\n<p><a href=\"mailto:info@mustaqbalradio.net\">info@mustaqbalradio.net, mustaqbalfm@gmail.com\u00a0<\/a><\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/www.mustaqbalradio.net\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Shaqo-Bannaan-CAMERAMAN-WOMEN-VIDEO-EDITOR.pdf\">Shaqo Bannaan -CAMERAMAN-WOMEN -VIDEO EDITOR<\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Mustaqbal media oo kakooban Xarun Raadiye, Degital Tv iyo Webiste, waxna ku baahiya Baraha kaladuwan ee Bulshada\u00a0 waxa uu kamid yahay Warbaahinta xirfad yahanka ah ee Soomaaliya, xaruntiisa weyn waxa ay kutaal Muqdisho Faahfaahin Shaqada Bannaan Mustaqbal Waxa ay raadineysaa xirfadle isku ah CAMERAMAN\/WOMEN &amp; VIDEO EDITOR ( FILM QAADE- TIFAFTIRE MUUQAAL\/, lehna astaamaha hoose&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":33270,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,1,72,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33268"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=33268"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33268\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/33270"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=33268"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=33268"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=33268"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}