{"id":3251,"date":"2018-08-04T16:29:22","date_gmt":"2018-08-04T15:29:22","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=3251"},"modified":"2018-08-04T16:29:22","modified_gmt":"2018-08-04T15:29:22","slug":"dhageyso-xeer-ilalaiyaha-qaranka-oo-ka-hadlay-kiiska-wasiir-kuxigeenka-arimaha-dibeda-somaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/dhageyso-xeer-ilalaiyaha-qaranka-oo-ka-hadlay-kiiska-wasiir-kuxigeenka-arimaha-dibeda-somaliya\/","title":{"rendered":"Dhageyso: Xeer ilalaiyaha Qaranka oo ka hadlay Kiiska Wasiir kuxigeenka arimaha dibeda Somaliya."},"content":{"rendered":"<p>Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa markii u horeysay ka hadlay Eedaha loo heysto Wasiir kuxigeenka arimaha dibeda Somaliya Muqtaar Mahad Daa&#8217;uud oo saaka xafiiskiisa Ciidamo ay ugu tageen.<\/p>\n<p>Dr Axmed Cali Daahir oo Muqdisho warbaahinta kula hadlay isagoo dhinac taagan hanti-Dhowraha guud ee Qaranka, waxa uu sheegay in la soo gabagabeeyay baaritaano socoday 4 Bil.<\/p>\n<p>Xafiiskooda ayuu sheegay iney ka soo dhamaatay dacwado ka dhan ahaa wasiir Muqtaar, Kiiskana ay ugudbiyeen Xafiiska Hanti-Dhowraha oo markii danbe isagana ku raacay saxnaanshaha Dacwadda.<\/p>\n<p>Daahir, Waxa uu sheegay eedaha loo heysto Wasiirka ay ka mid tahay: Ku Xadgudub Xatooyo Xoolo Dadweyne, Ku Xad gudub awood xafiiseed, ku daneysi shaqsiyadeed howlo Xafiiseed iyo diidid howlo Xafiiseed.<\/p>\n<p>Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr. Axmed Cali Daahir ayaa ugu danbeyntii sheegay in Siyaasada Xafiiskiisa aanu ogolaaneyn iney dhegaha ka fureystaan Danbiyo laga galayo Qaranka.<\/p>\n<p><strong>Halkan ka dhageyso Codka Xeer ilaaliyaha:<\/strong><\/p>\n<!--[if lt IE 9]><script>document.createElement('audio');<\/script><![endif]-->\n<audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-3251-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/AHMED-ALI-DAHIR.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/AHMED-ALI-DAHIR.mp3\">http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/AHMED-ALI-DAHIR.mp3<\/a><\/audio>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa markii u horeysay ka hadlay Eedaha loo heysto Wasiir kuxigeenka arimaha dibeda Somaliya Muqtaar Mahad Daa&#8217;uud oo saaka xafiiskiisa Ciidamo ay ugu tageen. Dr Axmed Cali Daahir oo Muqdisho warbaahinta kula hadlay isagoo dhinac taagan hanti-Dhowraha guud ee Qaranka, waxa uu sheegay in la soo gabagabeeyay baaritaano socoday 4&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":3253,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3251"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3251"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3251\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/3253"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3251"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3251"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3251"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}