{"id":3243,"date":"2018-08-04T12:57:46","date_gmt":"2018-08-04T11:57:46","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=3243"},"modified":"2018-08-04T12:57:46","modified_gmt":"2018-08-04T11:57:46","slug":"liverpool-oo-kuso-biirtay-loo-lanka-loogu-jiro-aaron-ramsey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/liverpool-oo-kuso-biirtay-loo-lanka-loogu-jiro-aaron-ramsey\/","title":{"rendered":"Liverpool oo kuso biirtay loo lanka loogu jiro Aaron Ramsey."},"content":{"rendered":"<p>Kooxda Liverpool ayaa lagu soo waramayaa inay kuso biirtay hardanka loogu jiro saxiixa ciyaaryahanka khadka dhexe ee kooxda Arsenal Aaron Ramsey.<\/p>\n<p>Kooxda reer Merseyside ayaa horay isaga dirtay \u00a0Emre Can oo Juventus ku biiray waxeyna soo qaateen \u00a0Naby Keita iyo Fabinho, lakiin waxa ay u muuqataa in Jurgen Klopp uu doonayo inuu u dhaqaaqo Ramsey.<\/p>\n<p>Xiddiga Gunners oo muddo dheer ka ciyaarayay garoonka Arsenal\u00a0 oo qandaraaskiisa ka harsan hal sano, sida ay qortay jariirada Ian McGarry, Liverpool ayaa isha ku heysa xiddiga reer Wales.<\/p>\n<p>McGarry ayaa u sheegay Wargeyska Englan kaso baxa: &#8220;Waxaa jira\u00a0 xoogaa xiiseyn ah oo ka timid \u00a0Liverpool, waan fahansanahay.<\/p>\n<p>Arsenal ayaa lagu soo waramayaa inay ka fiirsaneyso inay iska iibiso Ramsey hadii ay awoodaan inay keensadaan bedelkiisa.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kooxda Liverpool ayaa lagu soo waramayaa inay kuso biirtay hardanka loogu jiro saxiixa ciyaaryahanka khadka dhexe ee kooxda Arsenal Aaron Ramsey. Kooxda reer Merseyside ayaa horay isaga dirtay \u00a0Emre Can oo Juventus ku biiray waxeyna soo qaateen \u00a0Naby Keita iyo Fabinho, lakiin waxa ay u muuqataa in Jurgen Klopp uu doonayo inuu u dhaqaaqo Ramsey&#8230;.<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":3245,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[47],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3243"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3243"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3243\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/3245"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3243"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3243"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3243"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}