{"id":3233,"date":"2018-08-04T12:35:42","date_gmt":"2018-08-04T11:35:42","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=3233"},"modified":"2018-08-04T12:35:42","modified_gmt":"2018-08-04T11:35:42","slug":"maurizio-sarri-oo-kalsooni-ka-muujiyay-joogitaanka-willian","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/maurizio-sarri-oo-kalsooni-ka-muujiyay-joogitaanka-willian\/","title":{"rendered":"Maurizio Sarri oo kalsooni ka muujiyay joogitaanka Willian."},"content":{"rendered":"<p>Macalinka kooxda Chelsea Maurizio Sarri ayaa sheegay in uu aad ugu kalsoonyahay \u00a0in ciyaaryahanka garabka ka ciyaara Willian uu sii joogi doono kooxda.<\/p>\n<p>Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka Brazil, oo kasoo muuqday Koobka Adduunka, ayaa lala xiriiriyay inuu u dhaqaaqayo Barcelona iyo Manchester United, iyadoo labada kooxood ay doonayaan inay lawareegaan 29 jirkaan.<\/p>\n<p>Si kastaba ha ahaatee, isagoo ka hadlayay shir jaraa&#8217;id, ayaa yiri<\/p>\n<p>&#8220;Waxaan la hadlay isaga wuxuuna ii sheegay inuu san melna u socon runtii waan la socday dalabyadii uu ka helay kooxaha Barca iyo Man United balse aad ayaan ugu kalsoonaa inuu laacibkan sii joogi doono kooxda\u201d<\/p>\n<p>Xiddiga garabka ka ciyaara ayaa labo sano ka hartay heshiiskiisa haatan ee Chelsea.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Macalinka kooxda Chelsea Maurizio Sarri ayaa sheegay in uu aad ugu kalsoonyahay \u00a0in ciyaaryahanka garabka ka ciyaara Willian uu sii joogi doono kooxda. Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka Brazil, oo kasoo muuqday Koobka Adduunka, ayaa lala xiriiriyay inuu u dhaqaaqayo Barcelona iyo Manchester United, iyadoo labada kooxood ay doonayaan inay lawareegaan 29 jirkaan. Si kastaba&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":3236,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[47],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3233"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3233"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3233\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/3236"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3233"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3233"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3233"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}