{"id":3232,"date":"2018-08-04T12:22:18","date_gmt":"2018-08-04T11:22:18","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=3232"},"modified":"2018-08-04T13:05:27","modified_gmt":"2018-08-04T12:05:27","slug":"raisalwasaaraha-somaliya-oo-faragelin-ku-sameeyay-murankii-wasaaradda-arrimaha-dibadda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/raisalwasaaraha-somaliya-oo-faragelin-ku-sameeyay-murankii-wasaaradda-arrimaha-dibadda\/","title":{"rendered":"Ra\u2019isalwasaaraha Somaliya oo faragelin ku sameeyay murankii Wasaaradda arrimaha dibadda"},"content":{"rendered":"<p>Wararka qaar waxaa ay sheegayaan in intii doodad socotay uu Ra\u2019isalwasaaraha Soomaaliya la hadlay Taliyaha Booliska Soomaaliya kuna amray in ciidanka dib uga baxaan Wasaaradda sidaasna wasiirka ku joogay xafiiskiisa.<\/p>\n<p>Wasiir ku xigeenka Wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya Mukhtaar Mahad Daa\u2019uud waxa uu ku shaqeynayaa Xafiiskiisa kaddib xal laga gaaray qorshe la doonayay in lagu xiro.<\/p>\n<p>Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad oo jooga Garowe ayaa sheegay in Ra\u2019isalwasaare Xasan Cali Kheyre uu bixiyay amarka ay Ciidankii warqadda watay uga tageen Wasaaradda.<\/p>\n<p>Ciidamo watay Warqadda amarka soo xiridda Wasiir ku xigeenka ayaa saaka tagay Xarunta Wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya,waxaana iskuday ay ku doonayeen in ay wasiirka ku xiraan\u00a0 isu beddelay gacan kahadal sababay rasaas kooban oo ka dhacday xarunta Wasaaradda.<\/p>\n<p>Muranka ugu badan ayaa la sheegayaa in uu ka dhashay warqad ka timid Xafiiska Xeer ilaalinta,taas oo lagu sheegay in Wasiirka laga doonayay kharashka ay ku shaqeyso Wasaaradda ee (Running Cost),taas oo ay dalbatay wasaaradda Maaliyadda hayeeshee aan la maanta suurta gelin.<\/p>\n<p>Mustaqbal Radio<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka qaar waxaa ay sheegayaan in intii doodad socotay uu Ra\u2019isalwasaaraha Soomaaliya la hadlay Taliyaha Booliska Soomaaliya kuna amray in ciidanka dib uga baxaan Wasaaradda sidaasna wasiirka ku joogay xafiiskiisa. Wasiir ku xigeenka Wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya Mukhtaar Mahad Daa\u2019uud waxa uu ku shaqeynayaa Xafiiskiisa kaddib xal laga gaaray qorshe la doonayay in lagu xiro&#8230;.<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":3234,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3232"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3232"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3232\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/3234"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3232"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3232"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3232"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}