{"id":3198,"date":"2018-08-04T10:18:56","date_gmt":"2018-08-04T09:18:56","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=3198"},"modified":"2018-08-04T10:18:56","modified_gmt":"2018-08-04T09:18:56","slug":"alex-iwobi-oo-hishiis-cusub-u-saxiixay-kooxdiisa-arsenal","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/alex-iwobi-oo-hishiis-cusub-u-saxiixay-kooxdiisa-arsenal\/","title":{"rendered":"Alex Iwobi Oo hishiis cusub u saxiixay kooxdiisa Arsenal."},"content":{"rendered":"<p>Kooxda Arsenal ayaa hishiis cusub ka saxiixay da`yarkeeda Alex Iwobi , waxa ayna tani daaqadda ka saartay warar sheegayay in laga yaabo in laacibka ka huleelo kooxdaas.<\/p>\n<p>Hishiiskaas cusub ayaa gaaraya muddo 4 sanno ah waxa uuna kooxdaas la sii joogayaa illaa iyo xagaaga 2022-ka.<\/p>\n<p>Macalinka cusub ee kooxda Arsenal ayaa ka shaqeeyay in laacibkaas hishiis cusub laga saxiixo isaga oo sheegay in uu sanadaha soo socda uu noqon doono halboolaha kooxdaas.<\/p>\n<p>Weraryahankan \u00a0ayaa ka tirsanaa akdeemiyadda Arsenal tan iyo markii ay da`diisa aheyd 9-ka sano waxa uuna illaa haatan kooxda 1-aad ka soo muuqday 98 kullan.<\/p>\n<p>Xilli Ozil iyo Granit Xhaka ay kooxda u saxiixeen hishiisyo cuusb sanadkaan hadana mustaqbalka laacibka kale ee Ramsey ayaa weli mugdi ku jira iyadoo uu diiday in uu saxiixo hishiis cusub.<\/p>\n<p>Laacibka reer Wales ayaa ku jira sanadkiisa ugu damabeeyay ee hishiiska uu kula joogo kooxdaas ka dhisan waqooyiga London.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kooxda Arsenal ayaa hishiis cusub ka saxiixay da`yarkeeda Alex Iwobi , waxa ayna tani daaqadda ka saartay warar sheegayay in laga yaabo in laacibka ka huleelo kooxdaas. Hishiiskaas cusub ayaa gaaraya muddo 4 sanno ah waxa uuna kooxdaas la sii joogayaa illaa iyo xagaaga 2022-ka. Macalinka cusub ee kooxda Arsenal ayaa ka shaqeeyay in laacibkaas&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":3201,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[47],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3198"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3198"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3198\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/3201"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3198"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3198"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3198"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}