{"id":3188,"date":"2018-08-04T09:36:30","date_gmt":"2018-08-04T08:36:30","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=3188"},"modified":"2018-08-04T11:28:51","modified_gmt":"2018-08-04T10:28:51","slug":"ciidan-ka-tirsan-dowladda-oo-xoog-ku-kaxeystay-wasiir-ku-xigeenka-w-arrimaha-dibadda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/ciidan-ka-tirsan-dowladda-oo-xoog-ku-kaxeystay-wasiir-ku-xigeenka-w-arrimaha-dibadda\/","title":{"rendered":"Ciidan ka tirsan dowladda oo xoog ku kaxeystay wasiir ku xigeenka W\/ arrimaha dibadda"},"content":{"rendered":"<p>Wararka naga soo garaya xarunta Wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa sheegaya in Ciidamo ka tirsan Dowladda Soomaaliya ay xafiiskiisa kala baxeen Wasiir ku xigeenka Wasaaraddaas Mukhtaar Mahad Daa&#8217;uud.<\/p>\n<p>Qaar ka mid ah shaqaalaha Wasaaradda arrimaha dibadda ayaa u xaqiijiyay Idaacadda Mustaqbal in Ciidamo watay Warqad ka soo baxday Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Axmed Cali Daahir ay u tageen Wasiirka kana diiday in uu raaco.<\/p>\n<p>Intaas kaddib sida ay Mustaqbal radio u sheegeen shaqaalaha wasaaraddu wasiirka ayaa isku xiray Xafiiska waxaana xigtay Rasaas kooban.<\/p>\n<p>Ugu dameyn Wasiirka ayaa laga saaray Xafiiska waxaana lagu kaxeeyay Gaari ay wateen Ciidanka iyaga oo la aaday laanta Dambi baarista ee C.I.D lamana sheegin ilaa hadda waxa lagu heysto.<\/p>\n<p>Ilo ku dhow wasaaradda arrimaha dibadda ayaa u sheegay Mustaqbal Radio in\u00a0Mukhtaar Mahad Daa&#8217;uud loo haysto saddex eed oo kala ah<\/p>\n<ol>\n<li>Musuqmaasuq maaliyadeed<\/li>\n<li>Amar-diiddo baaritaanka hanti-dhowrka iyo Qasnad la xiray oo uu jebiyey<\/li>\n<li>iyo maxkamadda oo markii looga yeeray uu diiday in uu tago<\/li>\n<\/ol>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka naga soo garaya xarunta Wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa sheegaya in Ciidamo ka tirsan Dowladda Soomaaliya ay xafiiskiisa kala baxeen Wasiir ku xigeenka Wasaaraddaas Mukhtaar Mahad Daa&#8217;uud. Qaar ka mid ah shaqaalaha Wasaaradda arrimaha dibadda ayaa u xaqiijiyay Idaacadda Mustaqbal in Ciidamo watay Warqad ka soo baxday Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Axmed Cali Daahir ay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":3189,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3188"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3188"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3188\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/3189"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3188"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3188"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3188"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}