{"id":3176,"date":"2018-08-04T08:45:08","date_gmt":"2018-08-04T07:45:08","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=3176"},"modified":"2018-08-04T08:45:08","modified_gmt":"2018-08-04T07:45:08","slug":"liverpool-oo-ku-raad-joogto-christian-pulisic","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/liverpool-oo-ku-raad-joogto-christian-pulisic\/","title":{"rendered":"Liverpool oo ku raad joogto Christian Pulisic."},"content":{"rendered":"<p>Kooxda Liverpool ayaa laga yaabaa \u00a0inay la soo wareegto xiddiga garabka uga ciyaara kooxda Borussia Dortmund Christian Pulisic xagaagan.<\/p>\n<p>Pulisic ayaa iska dhigey mid ka mid ah ciyaartoyda da&#8217;da yar ee haatan heysta Yurub, iyadoo 19 jirkaan uu dhaliyay 12 gool 97 kulan oo uu u saftay Dortmund.<\/p>\n<p>Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka Maraykanka ayaa lagu soo waramayaa inuu bartilmaameed u yahay Chelsea, laakiin sida laga soo xigtay saxafiga Raphael Honigstein, Liverpool ayaa dooneysa inay heshiis la gaarto Dortmund si ay uga qaadato laacibkan.<\/p>\n<p>Liverpool ayaa xili hore\u00a0 RB Leipzig\u00a0 kala so waqreegtay Naby Keita, kaasoo xilli ciyaareedkii hore ku qaatay Germany ka hor inta uusan ku biirin Anfield ka hor xilli ciyaareedka soo socda.<\/p>\n<p>Pulisic wuxuu heystaa \u00a0laba sano oo keliya oo ka hartay qandaraaskiisa.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kooxda Liverpool ayaa laga yaabaa \u00a0inay la soo wareegto xiddiga garabka uga ciyaara kooxda Borussia Dortmund Christian Pulisic xagaagan. Pulisic ayaa iska dhigey mid ka mid ah ciyaartoyda da&#8217;da yar ee haatan heysta Yurub, iyadoo 19 jirkaan uu dhaliyay 12 gool 97 kulan oo uu u saftay Dortmund. Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka Maraykanka ayaa&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":3177,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[47],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3176"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3176"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3176\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/3177"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3176"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3176"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3176"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}