{"id":3172,"date":"2018-08-04T08:51:54","date_gmt":"2018-08-04T07:51:54","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=3172"},"modified":"2018-08-04T09:06:27","modified_gmt":"2018-08-04T08:06:27","slug":"milatariga-itoobiya-oo-saaka-lagu-arkayo-bartamaha-jigjigasawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/milatariga-itoobiya-oo-saaka-lagu-arkayo-bartamaha-jigjigasawirro\/","title":{"rendered":"Milatariga Itoobiya oo saaka lagu arkayo Bartamaha Jigjiga,Sawirro"},"content":{"rendered":"<p>Wararka ka imanaya Magaalada Jigjiga ee dowlad Degaanka Soomaaliya Itoobiya ayaa sheegaya in saaka Ciidamada Milatariga Itoobiya ay buux dhaafiyeen bartamaha Magaalada Jigjiga.<\/p>\n<p>Arrintan waxaa ay ka dambeysay kaddib markii uu fashilmay kulan dowladda dhexe ee Itoobiya ugu yeertay Adis ababa Madaxweynaha Dowlad Degaanka Soomaaliya Cabdi Maxamuud Cumar.<\/p>\n<p>Warar soo baxaya waxaa ay sheegayaan in Xiriirka Dowladda Federaalka ah ee Itoobiya iyo dowlad Degaanka Soomaaliya Itoobiya uusan wanaagsaneyn islamarkaana xubno ka mid ah ismaamulka Somalida laga maqlay in ay xiriirka u jarayaan dowladda Federaalka ee Itoobiya.<\/p>\n<p>Bogagga Twitter-ka ee Dadka Itoobiya gaar ahaan Soomaalida ayaa lagu sheegayaa hadal laga soo xigtay Raxmo Maxamuud Haybe oo ka mid ah Golaha Wasiirrada dowlad degaanka kaas oo ay ku sheegtay in ilaa hadda aan la ogeyn halka uu ku suganyahay Cabdi Maxamuud Cumar,iyada oo wararka qaar ay sheegayaan in Xabsi Guri yahay inkasta oo aan la xaqiijin warkaas.<\/p>\n<p>Sawirro laga qaaday Bartamaha Jigjiga ayaa lagu arkayaa Gaadiidka Uraalka loo yaqaan ee ay Caanka ku yihiin Milatariga Itoobiya oo ay saaranyihiin Ciidamada oo saaka dhexmaraya Magaalada Jigjiga.<\/p>\n<p>Waxaa jira sidoo kale guluf xoog leh oo ka dhan ah Madaxweynaha Dowlad Degaanka Soomaalida Itoobiya oo ay wadaan dadka degaanka kuwaas oo doonaya in isbeddelka ka hana qaaday Itoobiya inteeda kale uu gaaro dowlad degaanka Soomaalida.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/pbs.twimg.com\/media\/DjvWJHRXoAA8O01.jpg\" alt=\"https:\/\/pbs.twimg.com\/media\/\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"\" src=\"https:\/\/pbs.twimg.com\/media\/DjvWJfoXoAE_AgC.jpg\" alt=\"https:\/\/pbs.twimg.com\/media\/\" width=\"694\" height=\"630\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/pbs.twimg.com\/media\/DjvWKWEXcAAOqLj.jpg\" alt=\"https:\/\/pbs.twimg.com\/media\/\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" loading=\"lazy\" class=\"\" src=\"https:\/\/pbs.twimg.com\/media\/DjvVxXWUcAMbl4J.jpg\" alt=\"https:\/\/pbs.twimg.com\/media\/\" width=\"696\" height=\"584\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imanaya Magaalada Jigjiga ee dowlad Degaanka Soomaaliya Itoobiya ayaa sheegaya in saaka Ciidamada Milatariga Itoobiya ay buux dhaafiyeen bartamaha Magaalada Jigjiga. Arrintan waxaa ay ka dambeysay kaddib markii uu fashilmay kulan dowladda dhexe ee Itoobiya ugu yeertay Adis ababa Madaxweynaha Dowlad Degaanka Soomaaliya Cabdi Maxamuud Cumar. Warar soo baxaya waxaa ay sheegayaan in&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":3182,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,1,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3172"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3172"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3172\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/3182"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3172"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3172"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3172"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}