{"id":31014,"date":"2019-11-07T08:45:13","date_gmt":"2019-11-07T08:45:13","guid":{"rendered":"https:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=31014"},"modified":"2019-11-07T09:23:42","modified_gmt":"2019-11-07T09:23:42","slug":"halis-caafimaad-oo-ay-la-kulmi-karaan-wariyayaasha-ku-carara-goobaha-qaraxyada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/halis-caafimaad-oo-ay-la-kulmi-karaan-wariyayaasha-ku-carara-goobaha-qaraxyada\/","title":{"rendered":"Halis caafimaad oo ay la kulmi karaan Wariyayaasha ku carara goobaha qaraxyada"},"content":{"rendered":"<p>&#8220;Suxufi ahaan ujeedadaadu waa helidda Xog, Sawirro iyo wax sheekadaada xaqiijin kara, Wariyayaasha waxaa ay la kulmaan dhibaato kala duwan xilliyada qaraxyada&#8221;<br \/>\n<strong>Bruce David Martin oo ka shaqeyn jiray <a href=\"https:\/\/www.my9nj.com\/\" target=\"_blank\" rel=\"noopener noreferrer\">WWOR-TV.<\/a><\/strong><\/p>\n<p>khasaaraha waxa ay ula sinnaan karaan dadka kale hayeeshee waxaa la sheegayaa in arrintaas mid ka duwan ay ka dhalato goobaha Qaraxyada.<\/p>\n<p>19 Sano kaddib Suxufiyiintii ugu horreeyay ee tagay Xarunta Ganacsiga Mareykanka ee la weeraray 9\/11\/2001 ayaa hadda la xanuunsanaya cudurka Kansarka.<\/p>\n<p>Wax kale kama aysan qaadin xanuunnadaas,waxaa ay ka qaadeen boorkii faraha badnaa ee ka baxayay goobta ay u tageen in ay war ka soo tebiyaan.<\/p>\n<p>Xilligaas ma aysan dareemeyn, hayeeshee neefsiga ay neefsanayeen inta boorka hawada ku jiray ayaa saameyn taban ku yeeshay caafimaadkooda,waxaana uu isu beddelay Kansar.<\/p>\n<p>Qaar ka mid ah wariyayaashii xilligaas soo tebiyay dhacdadaas ayaa hadda raadinaya magdhow ay ka helaan hay\u2019adihii warbaahineed ee ay u shaqeynayeen,waxaana la arkay ilaa labo codsi oo ay u geeyeen hay\u2019adaha raadiya magdhowga dhibbanayaasha.<\/p>\n<p>Martin, oo 65 jir ah waxaa uu ka midyahay Wariyayaashii ugu horreeyay ee tagay goobtaas 9-September-2001, waxaa uu qabaa hadda Kansarka qeybta loo yaqaanno \u00a0<strong>Liposarcoma <\/strong>oo ah qeyb dhif &amp; naadir ah.<\/p>\n<p>Wariyayaasha waxaa lagula talinayaa in aysan horay ugu cararin goobaha qaraxyada ama musiibooyinka kale ka dhacaan, si aysan u qaadan boor aysan markaas dhib u arkeyn hayeeshee sababi kara geeri ka dhalata nooc ka mid ah kuwa ugu halista badan cudurka Kansarka.<\/p>\n<p><strong>Mustaqbal<\/strong><\/p>\n<p><strong>Isha:CNN<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&#8220;Suxufi ahaan ujeedadaadu waa helidda Xog, Sawirro iyo wax sheekadaada xaqiijin kara, Wariyayaasha waxaa ay la kulmaan dhibaato kala duwan xilliyada qaraxyada&#8221; Bruce David Martin oo ka shaqeyn jiray WWOR-TV. khasaaraha waxa ay ula sinnaan karaan dadka kale hayeeshee waxaa la sheegayaa in arrintaas mid ka duwan ay ka dhalato goobaha Qaraxyada. 19 Sano kaddib&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":31016,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[83,59,72,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31014"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=31014"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/31014\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/31016"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=31014"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=31014"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=31014"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}