{"id":3040,"date":"2018-08-02T09:43:03","date_gmt":"2018-08-02T08:43:03","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=3040"},"modified":"2018-08-02T09:56:37","modified_gmt":"2018-08-02T08:56:37","slug":"maxkamada-ciidamada-oo-xukun-ku-riday-laba-qof-oo-daacish-lagu-eedeeyay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/maxkamada-ciidamada-oo-xukun-ku-riday-laba-qof-oo-daacish-lagu-eedeeyay\/","title":{"rendered":"Maxkamada Ciidamada oo xukun ku riday laba qof oo Daacish lagu eedeeyay."},"content":{"rendered":"<p>Dhowr jeer oo fadhi ayay soo martay heerarka maxkamadeynta labadan horjooge ee ka tirsanaa Daacish kuwooda\u00a0 dhibka ka wado Soomaaliya.<\/p>\n<p>Mahad Maxa\u2019ud Cabdi Abuu-Yaasiin\u00a0\u00a0 oo ah eedeysanaha\u00a0 1-aad ayaa loo heystaa in uu\u00a0 ku mashquulsanaa aas-aasidda\u00a0 koox daacish ah kuwaasi oo ka howl-geli lahaa Koonfurta Soomaaliya, waxa uu xilligaas khilaaf kala dhexeeyay ninka ugu sareeyo daacish kuwooda jooga Soomaaliya ee Cabduqaadir Muumin<\/p>\n<p>Max\u2019ed Daa\u2019uud Daahir Warsame ( Dr raage) ayaa\u00a0 loo heystay in uu ahaa Horjoogaha Caafimaadka, waxa uu sidoo kale ahaa u qaabilsanihii xagga soo uruurinta lacagaha ay dibadda ka helaan,\u00a0 waxaa\u00a0 si gaar ah eeddiisa loogu muujiyay sida uu ugu gamban jiray ka ganacsiga Daawooyinka ee markiisii hore ka bilowday\u00a0 Suuqa Bakaaraha.<\/p>\n<p>Gaashaanle Sare Xasan Cali Nuur (Shuute) oo ah guddoomiyaha Maxkamadda Darajada koowaad ee\u00a0 Ciidamada Qalabka Sida ayaa u akhriyey warbaahinta xukunka ay ka soo saareen labada horjooge ee ka tirsanaa Daacish.<\/p>\n<p>&#8220;Dood dheer ka dib,Maxkamada Ciidamada Qalabka sida markii ay aragtay dambi muujinta iyo cadeymaha la horkeenay waxay eedeysanayaasha kala ah Mahad Maxa\u2019ud Cabdi Abuu-Yaasiin iyo Maxamed Daa\u2019uud Daahir Warsame ( Dr raage) ku xukuntay mid 15-sano oo xabsi ciidan ah,waxayna Maxkamaddu intaasi raacisay in ciddii ku qanacsaneyn xukunka u furan tahay racfaan.<\/p>\n<p>Eedeysanaha 1-aad ee la xukumay ayaa isaga heysta dhallasha Ruushka,\u00a0 magaca Abuu-Yaasiin waa wiil ay u dhashay gabar Church Nia, waxa uu sidoo kale qeyb ka mid ah noloshiisa ku soo qaatay waddanka Syria, halka Dr Raage uu ahaa madaxa caafimaadka, waxa uu sidoo kale qeyb kamid ah noloshiisa ku soo qaatay Dalka Koonfur Africa iyo ka\u00a0 mid ahaanshiyaha Al-Shabaab.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dhowr jeer oo fadhi ayay soo martay heerarka maxkamadeynta labadan horjooge ee ka tirsanaa Daacish kuwooda\u00a0 dhibka ka wado Soomaaliya. Mahad Maxa\u2019ud Cabdi Abuu-Yaasiin\u00a0\u00a0 oo ah eedeysanaha\u00a0 1-aad ayaa loo heystaa in uu\u00a0 ku mashquulsanaa aas-aasidda\u00a0 koox daacish ah kuwaasi oo ka howl-geli lahaa Koonfurta Soomaaliya, waxa uu xilligaas khilaaf kala dhexeeyay ninka ugu sareeyo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":3041,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3040"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3040"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3040\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/3041"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3040"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3040"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3040"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}