{"id":3023,"date":"2018-08-02T06:20:34","date_gmt":"2018-08-02T05:20:34","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=3023"},"modified":"2018-08-02T06:20:34","modified_gmt":"2018-08-02T05:20:34","slug":"jubaland-oo-soo-bandhigtay-labo-nin-oo-ay-sheegeen-in-ay-ka-goosteen-al-shabab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/jubaland-oo-soo-bandhigtay-labo-nin-oo-ay-sheegeen-in-ay-ka-goosteen-al-shabab\/","title":{"rendered":"Jubaland oo soo bandhigtay labo Nin oo ay sheegeen in ay ka goosteen Al-shabab"},"content":{"rendered":"<p>Ciidamada Nabad Sugidda Maamulka Jubaland gaar ahaanna Degmada Af-Madow ayaa soo bandhigay Labo Nin oo ay sheegeen in ay ka goosteen Al-shabaab \u00a0islamarkaana isu dhiibeen Maamulka Jubaland.<\/p>\n<p>Taliyaha Ciidanka Nabad sugidda Jubaland ee Af-Madow Aar Sheekh Cali ayaa sheegay in labada Nin ay wataan Labo Qori oo 47 ah iyo Booshashkooda islamarkaana ay ka tirsanaayeen qeybta Jabhadaha ee Al-shabaab.<\/p>\n<p>Magacyada labada Nin ayaa lagu kala sheegay\u00a0Xasan Gamadiid Cabdi oo 30 jir ah iyo Isxaaq Xasan Ibraahin oo isna 35 jir ah.<\/p>\n<p>Maamulka Jubaland iyo Al-shabab ayaa isugu faana soo bandhigidda Askar ay ku sheegaan in dhinacyada ay ka kala goosteen.<\/p>\n<p>Al-shabaab ayaa inta badan ku soo bandhiga Degmada Jilib ee Gobolka Jubada dhexe ee Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada Nabad Sugidda Maamulka Jubaland gaar ahaanna Degmada Af-Madow ayaa soo bandhigay Labo Nin oo ay sheegeen in ay ka goosteen Al-shabaab \u00a0islamarkaana isu dhiibeen Maamulka Jubaland. Taliyaha Ciidanka Nabad sugidda Jubaland ee Af-Madow Aar Sheekh Cali ayaa sheegay in labada Nin ay wataan Labo Qori oo 47 ah iyo Booshashkooda islamarkaana ay ka tirsanaayeen&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":3026,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,78,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3023"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3023"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3023\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/3026"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3023"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3023"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3023"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}