{"id":3022,"date":"2018-08-02T06:06:13","date_gmt":"2018-08-02T05:06:13","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=3022"},"modified":"2018-08-02T06:06:13","modified_gmt":"2018-08-02T05:06:13","slug":"haween-loo-heysto-al-shababnimo-oo-ka-soo-muuqday-maxkamadda-nairobi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/haween-loo-heysto-al-shababnimo-oo-ka-soo-muuqday-maxkamadda-nairobi\/","title":{"rendered":"Haween loo heysto Al-shababnimo oo ka soo muuqday Maxkamadda Nairobi"},"content":{"rendered":"<p>Maxkamadda Magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxaa ka soo muuqday Haweeney Soomaali ah oo loo heysto in ay xiriir la leedahay Al-shabaab.<\/p>\n<p>Haweeneydan oo lagumagacaabo Xaliimo Aadan ayaa waxaa ay Ciidanka Kenya xabsiga dhigen sanadkii 2015kii,markaas oo lagu eedeeyay in ay AL-shabab u qori jirtay dhallinyarada sidoo kalena maalgelin jirtay.<\/p>\n<p>Xaliima ayaa diidday dhamaan eedaha,waxaana ay sheegtay in iyada oo Nin walaalkeed ah booqaneysa ayna la socdaan labo wiil oo walaalaheed ah ay xireen Booliska.<\/p>\n<p>Waxaa ay sheegtay in labo Sano oo ay ku jirtay Xabsiga aysan ogeyn sababta dhabta ah ee ay u xirneyd iyada oo intaas ku dartay in ay u xirneyd fal aysan shaqo ku lahayn.<\/p>\n<p>Garsooraha Maxkamadda Magaalada Nairobi ayaa dhegeysi kaddib sheegay in Xukunka Xaliimo Aadan la shaacinayo 30ka Bishan August.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxkamadda Magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxaa ka soo muuqday Haweeney Soomaali ah oo loo heysto in ay xiriir la leedahay Al-shabaab. Haweeneydan oo lagumagacaabo Xaliimo Aadan ayaa waxaa ay Ciidanka Kenya xabsiga dhigen sanadkii 2015kii,markaas oo lagu eedeeyay in ay AL-shabab u qori jirtay dhallinyarada sidoo kalena maalgelin jirtay. Xaliima ayaa diidday dhamaan eedaha,waxaana&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":3024,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3022"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3022"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3022\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/3024"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3022"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3022"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3022"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}