{"id":3010,"date":"2018-08-02T05:22:37","date_gmt":"2018-08-02T04:22:37","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=3010"},"modified":"2018-08-02T05:22:37","modified_gmt":"2018-08-02T04:22:37","slug":"shirka-golaha-wasiirrada-somaliya-oo-maanta-ka-dhacay-garowe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/shirka-golaha-wasiirrada-somaliya-oo-maanta-ka-dhacay-garowe\/","title":{"rendered":"Shirka Golaha Wasiirrada Somaliya oo maanta ka dhacay Garowe"},"content":{"rendered":"<p>Shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda \u00a0Soomaaliya ayaa waxaa lagu wadaa in uu maanta ka dhoco Magaalada Garowe ee Xarunta Maamulka Puntland.<\/p>\n<p>Ra&#8217;isalwasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa booqasho ku jooga degaannada Puntland isaga oo halkaas tagay bartamihii todobaadkan.<\/p>\n<p>Safarka Ra&#8217;isalwasaaraha oo u jeedkiisu ahaa ka qeybgalka munaasibadda sanadguurada 20aad ee Puntland ayaan dhicin iyada oo Madaxweynaha Puntland uu ku sababeeyay dagaallada ka socda degaanka Tukaraq darteed in loo joojiyay.<\/p>\n<p>Dhamaan Xubnaha Golaha wasiirrada Soomaaliya ayaa xalay ku hoyday Garowe waxaana ay halkaas maanta ku yeelanayaan shirka todobaadlaha ah ee maanta oo kale la qabto.<\/p>\n<p>Golaha Wasiirrad ayaa joray shirarkooda todobaadlaha ah ku qabtay Magaalooyinka Kismaayo iyo Baydhaba,iyada oo Garowe ay noqoneyso caasimadda saddexaad ee dowlad goboleedyada oo shirkan marti gelisa.<\/p>\n<p>Waxaa la filayaa iyana in Xraumaha Maamullada Galmudug iyo Hirshabeelle ee Dhuusamareeb iyo jowhar ay iyana markooda marti geliyaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda \u00a0Soomaaliya ayaa waxaa lagu wadaa in uu maanta ka dhoco Magaalada Garowe ee Xarunta Maamulka Puntland. Ra&#8217;isalwasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa booqasho ku jooga degaannada Puntland isaga oo halkaas tagay bartamihii todobaadkan. Safarka Ra&#8217;isalwasaaraha oo u jeedkiisu ahaa ka qeybgalka munaasibadda sanadguurada 20aad ee Puntland ayaan dhicin iyada oo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":3011,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,77,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3010"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3010"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3010\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/3011"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3010"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3010"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3010"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}