{"id":2997,"date":"2018-08-01T13:21:03","date_gmt":"2018-08-01T12:21:03","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=2997"},"modified":"2018-08-01T13:21:03","modified_gmt":"2018-08-01T12:21:03","slug":"talyaaniga-oo-dib-u-dhis-ku-sameynaya-xarunta-maxkamada-sare-ee-dalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/talyaaniga-oo-dib-u-dhis-ku-sameynaya-xarunta-maxkamada-sare-ee-dalka\/","title":{"rendered":"Talyaaniga oo dib u dhis ku sameynaya Xarunta Maxkamada sare ee Dalka."},"content":{"rendered":"<p>Dowladda Talyaaniga ayaa ballan qaaday inay dib u dhis ku samaynayso xarunta Maxkamadda sare ee dalka, kadib kulan maanta ay ka wada qaateen Guddoomiyaha Maxkamadda iyo Safiirka Talyaaniga.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka\u00a0 Baashi Yuusuf Axmed iyo Danjiraha\u00a0 Dowladda Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya Mr. Carlo Campanile, ayaa ka wada hadlay arrimo dhowr ah oo la xariirra xoojinta garsoorka dalka, waxaanay kormeereen qaybaha Maxkamadda ay ka kooban tahay.<\/p>\n<p>Waxyaabaha ay kawada hadleen ayaa waxaa ka mid ahaa dhismaha iyo dib u dayactirka xarunta Maxkamada taasi oo\u00a0 ay Dowlada Talyaaniga ballan qaadday in si dhaqsi ah loo bilaadi doona islamarkaana ay diyaar diyiin qaraashaadkii ku bixi lahaa, iyadoo laga shaqeynaayo in Maxkamaddu ay hesho dhisme ku habboon shaqada garsooska<\/p>\n<p>Waxay sidoo kale ka wada hadleen Labada dhinac dib usoo celinta xariirki garsoorka Soomaaliya iyo Talyaaniga, taasi muuhiimad gaar ah siineyso sidii cilaaqaadka cusub uu ula\u00a0 jaan qaadi lahaa arrimaha garsoorka Dalka<\/p>\n<p>Waxaa ugu dambeynii la isla soo qaaday in howlwadeennada Maxkamadda ay helayaan tababarro\u00a0 ku saabsan aqoon kororsi xagga garsoorka ah, taasi oo Dowlada Talyaaniga ay aqbashay in shaqaalaha ay tababarro u aadaan dalkeeda, si loo dardar galiyo howlaha garsooska dalka.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/www.dhacdo.org\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/Sequence-69.Still014-1024x768.jpg\" alt=\"http:\/\/www.dhacdo.org\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/www.dhacdo.org\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/Sequence-69.Still001-1024x768.jpg\" alt=\"http:\/\/www.dhacdo.org\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/www.dhacdo.org\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/Sequence-69.Still010-1024x768.jpg\" alt=\"http:\/\/www.dhacdo.org\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/www.dhacdo.org\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/Sequence-69.Still011-1024x768.jpg\" alt=\"http:\/\/www.dhacdo.org\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"http:\/\/www.dhacdo.org\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/Sequence-69.Still004-1024x768.jpg\" alt=\"http:\/\/www.dhacdo.org\/wp-content\/uploads\/2018\/08\/\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Talyaaniga ayaa ballan qaaday inay dib u dhis ku samaynayso xarunta Maxkamadda sare ee dalka, kadib kulan maanta ay ka wada qaateen Guddoomiyaha Maxkamadda iyo Safiirka Talyaaniga. Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka\u00a0 Baashi Yuusuf Axmed iyo Danjiraha\u00a0 Dowladda Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya Mr. Carlo Campanile, ayaa ka wada hadlay arrimo dhowr ah oo la&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":2998,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2997"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2997"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2997\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/2998"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2997"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2997"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2997"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}