{"id":2982,"date":"2018-08-01T12:35:40","date_gmt":"2018-08-01T11:35:40","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=2982"},"modified":"2018-08-01T12:35:40","modified_gmt":"2018-08-01T11:35:40","slug":"fa-ga-england-oo-soo-saaray-sharciyo-cusub-ee-loogu-talagalay-tababarayaasha-kahor-xili-ciyaareedka-cusub","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/fa-ga-england-oo-soo-saaray-sharciyo-cusub-ee-loogu-talagalay-tababarayaasha-kahor-xili-ciyaareedka-cusub\/","title":{"rendered":"FA-ga England oo soo saaray sharciyo cusub ee loogu talagalay tababarayaasha kahor xili ciyaareedka cusub."},"content":{"rendered":"<p>Xiriirka kubada cagta dalka England ee FA-ga ayaa ku dhawaaqday sharciyo cusub oo loogu talagalay tababarayaasha koobka FA Cup iyo Carabao ee xilli ciyaareedka soo\u00a0 2018-2019.<\/p>\n<p>Xili ciyaareedkan FA-ga England ayaa wuxuu ku dhawaaqay in macalimiinta ay la kulmi doonaan kaararka digniinta iyo roosaha tartamada FA Cup iyo Carabao, taasoo lagu doonayo inay soo afjaraan murankooda joogtada ah.<\/p>\n<p>Waxaa sidoo kale ganaaxyada sharciyadan cusub loo isticmaali doonaa Koobka Second League, oo inta badan ay ku tartamaan kooxaha heerka kowaad iyo kuwa heerka labaad.<\/p>\n<p>Ganaaxyada noocan oo kale ah ayaa laga yaabaa in lagu dabaqo horyaalka Premier League xilli ciyaareedka 2019-2020, hadii si guud loo soo dhaweeyo tijaabadan cusub iyo ganaaxyada ku xusan inta lagu jiro xili ciyaareedka cusub.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xiriirka kubada cagta dalka England ee FA-ga ayaa ku dhawaaqday sharciyo cusub oo loogu talagalay tababarayaasha koobka FA Cup iyo Carabao ee xilli ciyaareedka soo\u00a0 2018-2019. Xili ciyaareedkan FA-ga England ayaa wuxuu ku dhawaaqay in macalimiinta ay la kulmi doonaan kaararka digniinta iyo roosaha tartamada FA Cup iyo Carabao, taasoo lagu doonayo inay soo afjaraan&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":2983,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[47],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2982"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2982"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2982\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/2983"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2982"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2982"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2982"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}