{"id":2976,"date":"2018-08-01T12:23:17","date_gmt":"2018-08-01T11:23:17","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=2976"},"modified":"2018-08-01T12:23:17","modified_gmt":"2018-08-01T11:23:17","slug":"gonzalo-higuain-oo-ku-dhaw-inuu-ku-biro-ac-milan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/gonzalo-higuain-oo-ku-dhaw-inuu-ku-biro-ac-milan\/","title":{"rendered":"Gonzalo Higuain oo ku dhaw inuu ku biro AC Milan."},"content":{"rendered":"<p>Weeraryahanka Juventus Gonzalo Higuain ayaa lagu soo waramayaa inuu ogolaaday inuu ku biiro AC Milan si amaah ah.<\/p>\n<p>Higuain ayaa 55 gool u dhaliyay 105 kulan oo uu u saftay Juventus tan iyo markii uu ka soo tagay Napoli 2016.<\/p>\n<p>30-sano jirkaan ayaa booska seddexaad ku jira ka dib markii uu yimid Cristiano Ronaldo, kooxo dhowr ah oo ay ku jiraan Chelsea ayaa lala xiriiriyay xagaagii.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Weeraryahanka Juventus Gonzalo Higuain ayaa lagu soo waramayaa inuu ogolaaday inuu ku biiro AC Milan si amaah ah. Higuain ayaa 55 gool u dhaliyay 105 kulan oo uu u saftay Juventus tan iyo markii uu ka soo tagay Napoli 2016. 30-sano jirkaan ayaa booska seddexaad ku jira ka dib markii uu yimid Cristiano Ronaldo, kooxo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":2977,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[47],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2976"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2976"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2976\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/2977"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2976"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2976"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2976"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}