{"id":2973,"date":"2018-08-01T12:18:27","date_gmt":"2018-08-01T11:18:27","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=2973"},"modified":"2018-08-01T12:18:27","modified_gmt":"2018-08-01T11:18:27","slug":"joe-hart-oo-lacag-laaan-ugu-tagayo-manchester-city","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/joe-hart-oo-lacag-laaan-ugu-tagayo-manchester-city\/","title":{"rendered":"Joe Hart oo lacag la\u2019aan ugu tagayo Manchester City."},"content":{"rendered":"<p>Kooxda Manchester City ayaa lagu soo waramayaa inay ogolaaneyso Joe Hart inuu ka tago xagaaga 2018-19.<\/p>\n<p>31-jirkaan oo ka maqnaa xulka England \u00a0Koobka Aduunka 2018, ayaa labo xilli ciyaareed oo amaah ah ku qaatay Torino iyo West Ham United ka dib markii loo arkayay inuu yahay xidig aan boos ka heleynin City.<\/p>\n<p>Hart ayaa ka mid ah xidigaha \u00a0diyaar garowga xilli ciyaareedka ee kooxdiisa, lakiin waxaa la filayaa inuu ka tago xagaagan.<\/p>\n<p>Sida laga soo xigtay The Times, Citizens ayaa haatan diyaar u ah inay Hart iska \u00a0fasaxdo xagaagan.<\/p>\n<p>Goolhaye oo wali hal sanno ka harsan heshiiskiisa haatan, ayaa xirfadiisa ciyaareed ku bilowday Shrewsbury Town ka hor inta uusan ku biirin City 2006dii.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kooxda Manchester City ayaa lagu soo waramayaa inay ogolaaneyso Joe Hart inuu ka tago xagaaga 2018-19. 31-jirkaan oo ka maqnaa xulka England \u00a0Koobka Aduunka 2018, ayaa labo xilli ciyaareed oo amaah ah ku qaatay Torino iyo West Ham United ka dib markii loo arkayay inuu yahay xidig aan boos ka heleynin City. Hart ayaa ka&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":2974,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[47],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2973"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2973"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2973\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/2974"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2973"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2973"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2973"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}