{"id":2957,"date":"2018-08-01T10:28:35","date_gmt":"2018-08-01T09:28:35","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=2957"},"modified":"2018-08-01T10:28:35","modified_gmt":"2018-08-01T09:28:35","slug":"laamaha-amniga-oo-sheegay-iney-qabteen-qof-bam-ku-tuuray-xarunta-garasbaaleey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/laamaha-amniga-oo-sheegay-iney-qabteen-qof-bam-ku-tuuray-xarunta-garasbaaleey\/","title":{"rendered":"Laamaha amniga oo sheegay iney qabteen Qof Bam ku tuuray Xarunta Garasbaaleey."},"content":{"rendered":"<p>Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya howlgal Xalay laamaha amniga ay ka sameeyeen Duleedka Koofur Galbeed Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Howlgalka ayaa lagu baadi goobayay dhalinyaro hubeysan oo Bambo gacmeed Fiidkii hore ee Xalay ku weeraray Xarunta Maamulka Deegaanka Garasbaaleey, Bambada waxey burburisay derbiga Xarunta, waloow aaney dhalin wax Khasaare ah Nafeed ah.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha Deegaanka Garasbaaleey Ibraahim Maxamed Rooble ayaa sheegay in Weerarka kadib laamaha amniga ay ku bexeen wadadii ay ku carareen ragii Bamka tuuray, Waxa uu sheegay iney ku guuleysteen soo qabashada mid kamid ah labadii Dhalinyarada eheyd ee weerarka geysatay.<\/p>\n<p>Waxa uu Gudoomiye Rooble sheegay iney Shabaab ahaayeen kooxaha weerarka ku soo qaaday, ayna ku daba jiraan qofkii kale oo gacanta Hay&#8217;adaha amaanka ka baxsaday.<\/p>\n<p>Saraakiil katirsan laamaha amniga ayaa iyaguna dhankooda sheegay iney feejignaayeen Ciidamada, taasoo keentay iney durba gacanta ku soo dhigaan mid kamid ah dableydii weerarka geysatay.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha Deegaanka Garasbaaleey ayaa sidoo kale sheegay in saldhiga Galbeed ee Degmada Dharkeynley la geeyay Qofkii howlgalka lagu soo qabtay, halkaasoo Su&#8217;aalo lagu weydiinayo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya howlgal Xalay laamaha amniga ay ka sameeyeen Duleedka Koofur Galbeed Magaalada Muqdisho. Howlgalka ayaa lagu baadi goobayay dhalinyaro hubeysan oo Bambo gacmeed Fiidkii hore ee Xalay ku weeraray Xarunta Maamulka Deegaanka Garasbaaleey, Bambada waxey burburisay derbiga Xarunta, waloow aaney dhalin wax Khasaare ah Nafeed ah. Gudoomiyaha Deegaanka Garasbaaleey&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":2961,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2957"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2957"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2957\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/2961"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2957"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2957"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2957"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}