{"id":2956,"date":"2018-08-01T10:19:29","date_gmt":"2018-08-01T09:19:29","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=2956"},"modified":"2018-08-01T10:19:29","modified_gmt":"2018-08-01T09:19:29","slug":"barcelona-oo-ku-fikireysa-iney-laso-wareegto-goolhaye-simon-mignolet","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/barcelona-oo-ku-fikireysa-iney-laso-wareegto-goolhaye-simon-mignolet\/","title":{"rendered":"Barcelona oo ku fikireysa iney laso wareegto goolhaye Simon Mignolet."},"content":{"rendered":"<p>Naadiga Barcelona ayaa lagu soo waramayaa inay ka fikireyso inay dalab u dirto goolhayaha Liverpool Simon Mignolet.<\/p>\n<p>Xiddiga heerka caalami ee dalka Belgium ayaa qeybtii labaad ee xilli ciyaareedkii hore ku qaatay naadiga kursiga keydka \u00a0waxaana imaanshiyaha Alisson ka yimid Roma ay keentay in goolhayaha uu hoos u dhigo mustaqbalkiisa Liverpool.<\/p>\n<p>Besiktas ayaa si aad ah loola xiriirinayay 30 jirkaan, laakiin sida laga soo xigtay Sky Sports News, Barcelona ayaa xiiseyneysa inay heshiis la gaarto.<\/p>\n<p>Marc-Andre ter Stegen iyo Jasper Cillessen ayaa haatan loo arkaa labada goolhaye ee ugu fiican Camp Nou, lakiin mustaqbalka goolhayahaan \u00a0ayaa laga yaabaa inuu dhaqaaqo Barca inta uusan xermin suuqa kala iibsiga.<\/p>\n<p>Besiktas ayaa lagu soo waramayaa inay diyaar u tahay inay 10 milyan oo ginni ku qarashgareyso Mignolet, lakiin waxa ay u badan tahay in Barca ay la soo wareegi doonto haddii uusan Cillessen hishiis cusub u saxiin\u00a0 kooxdiisa.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Naadiga Barcelona ayaa lagu soo waramayaa inay ka fikireyso inay dalab u dirto goolhayaha Liverpool Simon Mignolet. Xiddiga heerka caalami ee dalka Belgium ayaa qeybtii labaad ee xilli ciyaareedkii hore ku qaatay naadiga kursiga keydka \u00a0waxaana imaanshiyaha Alisson ka yimid Roma ay keentay in goolhayaha uu hoos u dhigo mustaqbalkiisa Liverpool. Besiktas ayaa si aad&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":2958,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[47],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2956"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2956"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2956\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/2958"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2956"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2956"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2956"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}