{"id":2948,"date":"2018-08-01T08:02:46","date_gmt":"2018-08-01T07:02:46","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=2948"},"modified":"2018-08-01T08:02:46","modified_gmt":"2018-08-01T07:02:46","slug":"man-united-oo-dhulka-ku-jiiday-real-madrid","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/man-united-oo-dhulka-ku-jiiday-real-madrid\/","title":{"rendered":"Man United Oo  dhulka ku jiiday Real Madrid."},"content":{"rendered":"<p>Kooxda United ayaa laba iyo hal waxa ay uga talaabsadeen kooxda Real ka dib kullan ay wada ciyaareen kaasi oo ka tirsan tartanka International Champions Cup-ka ee ka socda Mareykanka.<\/p>\n<p>Laba gool \u00a0oo ay kala dhaliyeen Sanchez iyo Ander Herrera oona kala yimid daqiiqadihii 18-aad iyo 27-aad ayay ku soo badiyeen halka goolka Real oo yimid daqiiqaddii 45-aad ee qeybta hore waxaana u saxiixay Benzema.<\/p>\n<p>Labada koox ayaa soo bandhigay ciyaar cajiib ah mana jirrin koox si gaar ah kubadda u haysatay.<\/p>\n<p>Qeybta labaad Real wax aay dagaal ugu jirtay goolka bar bar dhaca balse kubadaha helayeen si sax ah ugama aysan faa`ideysan.<\/p>\n<p>Waxaa xusid mudan in Real kulankaan u ahaa koodii ugu horeeyay ee ay ugu diyaar garoobayaan xilli ciyaareedka cusub ee 2018\/2019-ka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kooxda United ayaa laba iyo hal waxa ay uga talaabsadeen kooxda Real ka dib kullan ay wada ciyaareen kaasi oo ka tirsan tartanka International Champions Cup-ka ee ka socda Mareykanka. Laba gool \u00a0oo ay kala dhaliyeen Sanchez iyo Ander Herrera oona kala yimid daqiiqadihii 18-aad iyo 27-aad ayay ku soo badiyeen halka goolka Real oo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":2949,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[47],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2948"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2948"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2948\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/2949"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2948"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2948"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2948"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}