{"id":29422,"date":"2019-09-30T07:32:34","date_gmt":"2019-09-30T06:32:34","guid":{"rendered":"https:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=29422"},"modified":"2019-09-30T07:33:03","modified_gmt":"2019-09-30T06:33:03","slug":"dubai-shaqaale-garoon-diyaaradeed-oo-dib-u-celin-wajahaya-markii-uu-xaday-2-cambe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/dubai-shaqaale-garoon-diyaaradeed-oo-dib-u-celin-wajahaya-markii-uu-xaday-2-cambe\/","title":{"rendered":"Dubai: Shaqaale Garoon diyaaradeed oo dib u celin wajahaya markii uu xaday 2 Cambe"},"content":{"rendered":"<p>Maxkamad ku taalla Magaalada Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta ayaa waxa ay shaqaale ka shaqeynayay Garoonka diyaaradaha Dubai una dhashay Hindiya ku xukuntay dib u celin markii lagu soo eedeeyay in uu xaday labo Xabbo oo Cambe ah.<\/p>\n<p>Ninkan oo 27 jir ah ayey sidoo kale Maxkamadda ku xukuntay in uu bixiyo $2,000 oo Ganaax ah sidoo kalena dhameysto saddex bilood oo Xabsi ah.<\/p>\n<p>Waxaa lagu helay in falkaasi uu ku kacay 11kii August 2017, sanad kaddib April 2018 ayaa ayaa looga yeeray Maxkamadda kaddib markii dib u eegis lagu sameeyay Kaamirooyinka CCTV-ga loo yaqaan.<\/p>\n<p>Waxaa uu Maxkamadda u sheegay in uu ka shaqeynayay Terminalka 3aad ee Garoonka diyaarada Dubai markii uu Oon qabtay, isaga oo biyo raadinayana uu Cambaha arkay sidaasna ku xaday.<\/p>\n<p>Maxkamadda ayaa siisay 15 maalmood oo uu racfaan uga qaadan karo xukunka ku dhacay,waxaana aad u hadal haya warbaahinta dalka Imaaraadka Carabta.<\/p>\n<p>Isha: Khaleej Times<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxkamad ku taalla Magaalada Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta ayaa waxa ay shaqaale ka shaqeynayay Garoonka diyaaradaha Dubai una dhashay Hindiya ku xukuntay dib u celin markii lagu soo eedeeyay in uu xaday labo Xabbo oo Cambe ah. Ninkan oo 27 jir ah ayey sidoo kale Maxkamadda ku xukuntay in uu bixiyo $2,000 oo Ganaax&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":7,"featured_media":29423,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[102,70,86,83],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29422"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/7"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=29422"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/29422\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/29423"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=29422"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=29422"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=29422"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}