{"id":2941,"date":"2018-08-01T07:46:25","date_gmt":"2018-08-01T06:46:25","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=2941"},"modified":"2018-08-01T07:46:25","modified_gmt":"2018-08-01T06:46:25","slug":"roma-oo-dhagta-dhiiga-u-dartay-barcelona-kana-ciribtirtay-koobka-i-cc-cup","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/roma-oo-dhagta-dhiiga-u-dartay-barcelona-kana-ciribtirtay-koobka-i-cc-cup\/","title":{"rendered":"Roma Oo dhagta dhiiga u dartay Barcelona kana ciribtirtay koobka I CC Cup."},"content":{"rendered":"<p>Kooxda Roma ayaa guul soo laabasho leh ka gaartay kooxda Barcelona kulan ka tirsanaa International champions Cup-ka isku diyaarinta xilli ciyaareedka cusub,<\/p>\n<p>Roma ayaa guul adag oo 4\/2 ah ka gaartay kooxda Barcelona ay labada kooxood isugu diyaarinayeen xilli ciyaareedkooda cusub.<\/p>\n<p>Kooxda reer Italy ayaa u muuqata mid qorigeeda qabatay kooxda Barcelona kadib markii ay si la mid ah guul lama filaan ah ka gaartay champions League xilli ciyaareedkii hore.<\/p>\n<p>Kooxda Barcelona ayaa 2\/1 ku hogaaminaysay ciyaarta ilaa daqiiqadii 78-aad ee ciyaarta laakiin kooxda Roma ayaa guulal 3 ah dhalisay daqiiqadihii ugu dambeeyay.<\/p>\n<p>Barcelona ayaa goolasha Furtay daqiiqadii 7-aad iyaga oo uu u dhaliyay xiddiga Rafinha laakiin Roma ayaa bar-baraysay daqiiqadii 35-aad iyaga oo uu u dhaliyay xiddiga Stephan El Shaarawy.<\/p>\n<p>Saxiixa Cusub ee Malcom oo ay Barcelona Ka hor qaaday Roma daqiiqadihii ugu dambeeyay ayaa goolkiisii ugu horeeyay ka dhaliyay kooxda Roma daqiiqadii 50-aad.<\/p>\n<p>Laakiin Roma ayaa 12 daqiiqo ku dhalisay 3 gool kuwaas oo ay u kala dhaliyeen xiddigaha Alessandro Florenzi,Bryan Cristante Iyo Diego Perotti.<\/p>\n<p>Waxa ay guushu sidaas ku raacday Kooxda Roma oo ka aar gudatay Barcelona ka hor qaadistii ay ka hor qaaday Malcom dhulkana dhigtay Mar kale.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kooxda Roma ayaa guul soo laabasho leh ka gaartay kooxda Barcelona kulan ka tirsanaa International champions Cup-ka isku diyaarinta xilli ciyaareedka cusub, Roma ayaa guul adag oo 4\/2 ah ka gaartay kooxda Barcelona ay labada kooxood isugu diyaarinayeen xilli ciyaareedkooda cusub. Kooxda reer Italy ayaa u muuqata mid qorigeeda qabatay kooxda Barcelona kadib markii ay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":2942,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[47],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2941"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2941"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2941\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/2942"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2941"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2941"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2941"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}