{"id":2921,"date":"2018-07-31T12:46:43","date_gmt":"2018-07-31T11:46:43","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=2921"},"modified":"2018-07-31T12:46:43","modified_gmt":"2018-07-31T11:46:43","slug":"chelsea-oo-heshiis-cusub-uso-bandhigtay-ngolo-kante","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/chelsea-oo-heshiis-cusub-uso-bandhigtay-ngolo-kante\/","title":{"rendered":"Chelsea oo heshiis cusub uso bandhigtay N&#8217;Golo Kante."},"content":{"rendered":"<p>Kooxda Chelsea ayaa lagu soo waramayaa inay u soo bandhigtay N&#8217;Golo Kante isbuucii wuxuu qaadan doonaa\u00a3 290,000.<\/p>\n<p>Heshiiska Kante ee Chelsea ayaa sii jiridoona 2021, laakiin ciyaaryahanka khadka dhexe ayaa si aad ah loola xiriirinayay inuu ka tagayo Stamford Bridge ka hor xilli ciyaareedka cusub.<\/p>\n<p>Barcelona, Paris Saint-Germain iyo Juventus ayaa aad\u00a0 loo la xiriirinayay laacibkan ka caawiyay \u00a0France inay ku guuleysato Koobka Adduunka 2018.<\/p>\n<p>Sida ay qortay The Times, Chelsea ayaa uso bandhigtay Kante fursad uu ku noqon karo ciyaaryahanka ugu mushaarka badan Chelsea \u00a0\u00a3 290,000 \u00a0ayuu qaadan doonaa todobaadkii haduu uu qandaraaskan aqbalo.<\/p>\n<p>27 jirkaan ayaa Chelsea kaga soo biiray kooxda Leicester City sannadkii 2016, ka dib markii uu ka caawiyay Foxes horyaalka Premier League, waxaana uu 89 kulan u saftay Blues labadii xilli ciyaareed ee u danbeysay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kooxda Chelsea ayaa lagu soo waramayaa inay u soo bandhigtay N&#8217;Golo Kante isbuucii wuxuu qaadan doonaa\u00a3 290,000. Heshiiska Kante ee Chelsea ayaa sii jiridoona 2021, laakiin ciyaaryahanka khadka dhexe ayaa si aad ah loola xiriirinayay inuu ka tagayo Stamford Bridge ka hor xilli ciyaareedka cusub. Barcelona, Paris Saint-Germain iyo Juventus ayaa aad\u00a0 loo la xiriirinayay&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":2923,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[47],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2921"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2921"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2921\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/2923"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2921"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2921"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2921"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}