{"id":2918,"date":"2018-07-31T12:22:09","date_gmt":"2018-07-31T11:22:09","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=2918"},"modified":"2018-07-31T12:22:09","modified_gmt":"2018-07-31T11:22:09","slug":"wargeysyada-caalamka-iyo-ciyaaraha-waxa-ay-ka-qoreen-maanta-7","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wargeysyada-caalamka-iyo-ciyaaraha-waxa-ay-ka-qoreen-maanta-7\/","title":{"rendered":"Wargeysyada Caalamka  iyo Ciyaaraha  Waxa ay ka Qoreen Maanta."},"content":{"rendered":"<p>Dhaqanka tababare Jose Mourinho ee maalmihii ugu dambeey Ayaa niyad jab ku ridaya xiddigaha,shaqaalaha tababarka iyo waliba maamulka kooxda ka hor bilaabashada xilli ciyaareedka cusub<strong> (Mail).<\/strong><\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong>Kooxda Real Madrid ayaan wax xiiso ah u hayn xiddiga garabka uga ciyaara kooxda chelsea ee Willian oo 29 jir ah laakiin waxa ay si weyn u doonayaan kaliya goolhayaha reer Belguim ee Thibaut Courtois oo 26 jir ah<strong> (Marca).<\/strong><\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong>Maamulka kooxda Man United ayaa si weyn uga xanaaqsan hadaladii ugu dambeeyay ee tababare Jose Mourinho ee uu ku weeraray kooxda iyo siyaasadeeda suuqa kala iibsiga<strong> (Mirror).<\/strong><\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong>Xiddiga garabka uga ciyaara kooxda chelsea ee Wiilain ayaa sheegay in uu ku faraxsan yahay nolosha kooxda chelsea iyo waliba magaalada London<strong> (Mirror).<\/strong><\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong>Tababaraha Koxda Leicester city ee Claude Puel ayaa ku adkaysanaya in uu 25 jirka reer England ee Harry Maguire sii joogi doono kooxda Leicester city xilli ciyaareedka cusub <strong>(Sky Sport).<\/strong><\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong>Leicester city ayaa dhankeeda miiska u saari doonta heshiis cusub xiddiga Miguire iyada oo u laba jibaari doonta mushaharka 50 kun ee uu kooxda ka qaato haatan<strong> (Mirror).<\/strong><\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong>Kooxda Everton ayaa doonaysa xiddiga Man United\u00a0 Maros Rojo oo 28 jir ah xilli Man United madaxa xiddigan dul dhigtay qiimo 30 milyan ah<strong> (Mirror).<\/strong><\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong>Tababaraha Kooxda Chelsea ee Maurizio Sarri ayaa weeraryahanka kooxda Bayern Munich ee Robert Lewandowski oo 29 ka dhigtay bartilmaameedkiisa 1-aad<strong> (Star).<\/strong><\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong>Kooxda Liverpool ayaa si weyn ugu kalsoon in ay heshiis cusub oo wakhti dheer ah ka saxiixan doonto Sadio Mane oo 26 jir ah maalmaha soo socda<strong> (Mirror).<\/strong><\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong>Kooxda Chelsea ayaa wadahadalo Rasmi ah la furtay kooxda Inter Milan oo ay ka doonayaan saxiixa xiddiga khadka dhexe ee Matias Vecino waxana ay sidoo kale 35.4 milyan euro miika u saareen daafaca kooxda Juventus ee Mattia Caldara<strong> (London Evening Standard).<\/strong><\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong>Chelsea ayaa sidoo kale ka fiirsanaysa in ay dalab 30 milyan ah ka gudbiso xiddiga khadka dhexe ee kooxda Arsenal ee Aaron Ramsey oo 27 jir ah<strong> (Telegraph).<\/strong><\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong>Tababaraha Kooxda PSG ee Thomas Tuchel ayaa diiday in uu ka hadlo wararka xanta ah ee kooxdiisa la xiriirinaya xiddiga khadka dhexe ee N\u2019Golo Kante oo 27 jir ah<strong> (Talksport).<\/strong><\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong>Kooxda chelsea ayaa dhankeeda heshiis cusub u soo bandhigtay xiddigeeda N\u2019Golo Kante kaas oo ay miiska u saari doonto lacag dhan 290 kun oo Gini todobaadkii taas oo ka dhigay xiddiga ugu mushaharka badan kooxda<strong> (Times).<\/strong><\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong>Kooxaha chelsea iyo Liverpool ayaa dhirbaaxo kala kulantay baacsigii ay ugu jireen xiddiga Christian Pulisic kadib markii ay Dortmund sheegtay in uu xiddigu sii joogi doono kooxda<strong> (Mirror)<\/strong><\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong>Kooxda Liverpool ayaa lagu soo waramayaa in ay ka fiirsanayso in ay u dhaqaaqdo saxiixa xiddiga khadka dhexe ee kooxda Cagliari ee Nicola Barella<strong> (Mirror).<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dhaqanka tababare Jose Mourinho ee maalmihii ugu dambeey Ayaa niyad jab ku ridaya xiddigaha,shaqaalaha tababarka iyo waliba maamulka kooxda ka hor bilaabashada xilli ciyaareedka cusub (Mail). \u00a0Kooxda Real Madrid ayaan wax xiiso ah u hayn xiddiga garabka uga ciyaara kooxda chelsea ee Willian oo 29 jir ah laakiin waxa ay si weyn u doonayaan kaliya&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":2919,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[47],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2918"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2918"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2918\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/2919"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2918"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2918"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2918"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}