{"id":2903,"date":"2018-07-31T11:27:59","date_gmt":"2018-07-31T10:27:59","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=2903"},"modified":"2018-07-31T11:27:59","modified_gmt":"2018-07-31T10:27:59","slug":"ciidanka-koofiya-casta-oo-afar-qof-ku-xiray-afgooye","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/ciidanka-koofiya-casta-oo-afar-qof-ku-xiray-afgooye\/","title":{"rendered":"Ciidanka Koofiya casta oo afar qof ku xiray Afgooye"},"content":{"rendered":"<p>Wararka naga soo gaaraya Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya in Ciidanada Koofiya casta ee Degmadaas u tagay safarka Madaxweynaha ayaa waxaa ay xireen afar qof oo lagu eedeeyay in ay ka tirsanyihiin Al-shabaab.<\/p>\n<p>Xubno ka mid ah Maamulka Degmada Afgooye ayaa u sheegay Idaacadda Mustaqbal in dadka la xiray uu ka mid yahay sarkaal ka tirsan Al-shabaab hayeeshee aysan iyaga ka hadli karin,howshaasna u taallo Ciidamada Koofi casta ee Magaalada hadda ku sugan.<\/p>\n<p>Safarka Madaxweynaha oo la filayay in uu saaka tago yaa la sheegayaa in dib loo dhigay islamarkaana la gaarsiiyay ilaa galabta.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa waxaa uu Magaalada Afgooye kula kulmi doonaa Odayaasha dhaqanka,Maamulka Magaalada iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka naga soo gaaraya Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya in Ciidanada Koofiya casta ee Degmadaas u tagay safarka Madaxweynaha ayaa waxaa ay xireen afar qof oo lagu eedeeyay in ay ka tirsanyihiin Al-shabaab. Xubno ka mid ah Maamulka Degmada Afgooye ayaa u sheegay Idaacadda Mustaqbal in dadka la xiray uu ka mid&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":2904,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,79,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2903"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2903"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2903\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/2904"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2903"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2903"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2903"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}