{"id":2900,"date":"2018-07-31T11:18:17","date_gmt":"2018-07-31T10:18:17","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=2900"},"modified":"2018-07-31T12:41:03","modified_gmt":"2018-07-31T11:41:03","slug":"xoghaye-raabbi-oo-mustaqbal-uga-warramay-wixii-uu-kula-kulmay-garoonka-muqdisho-dhegeysi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/xoghaye-raabbi-oo-mustaqbal-uga-warramay-wixii-uu-kula-kulmay-garoonka-muqdisho-dhegeysi\/","title":{"rendered":"Xoghaye Raabbi oo Mustaqbal uga warramay wixii uu kula kulmay Garoonka Muqdisho, dhegeysi"},"content":{"rendered":"<p>Xoghayaha Rugta Ganacsiga Soomaaliya Shaafi Raabi Kaahin oo wareysi siiyay Idaacadda Mustaqbal ayaa ka warramay Xarig iyo xannibaad sababtay in uu ka haro diyaarad uu raaci lahaa.<\/p>\n<p>Xoghaye Raabi oo sidoo kale ah Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga Jubaland ayaa u sheegay Idaacadda Mustaqbal in Ciidamada amaanka ay ku qaldameen,islamarkaana aan la xirin ee xayiraad lagu sameeyay.<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay in Kaarkii uu ku qaatay Baasaboorka Diblomaasiga ah la weydiiyay una sheegay Ciidanka in uu jiro Kismaayo,sidaas darteedna laga reebay safar uu ugu socday Kismaayo.<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay in hadda uu xor yahay islamarkaana uu ku wajahahyahay Magaalada Kismaayo oo uu markii horeba ku socsday.<\/p>\n<p>Waxaa uu u mahad celiyay Wasiirka Duulista,Ra&#8217;isalwasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geeddi,Ra&#8217;isalwasaare Kheyre iyo Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga Soomaaliya oo uu sheegay in ay qeyb ka qaateen in uu xorriyaddiisa dib u helo.<\/p>\n<p><strong>Dhegeysi<\/strong><\/p>\n<p><a href=\"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/wp-content\/uploads\/2018\/07\/Wareysi-Gudoomiyaha-Rugta-Ganacsiga-Jubbaland.mp3\">Wareysi Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga Jubbaland<\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xoghayaha Rugta Ganacsiga Soomaaliya Shaafi Raabi Kaahin oo wareysi siiyay Idaacadda Mustaqbal ayaa ka warramay Xarig iyo xannibaad sababtay in uu ka haro diyaarad uu raaci lahaa. Xoghaye Raabi oo sidoo kale ah Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga Jubaland ayaa u sheegay Idaacadda Mustaqbal in Ciidamada amaanka ay ku qaldameen,islamarkaana aan la xirin ee xayiraad lagu sameeyay&#8230;.<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":2862,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[59,85],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2900"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2900"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2900\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/2862"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2900"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2900"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2900"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}