{"id":2896,"date":"2018-07-31T10:15:48","date_gmt":"2018-07-31T09:15:48","guid":{"rendered":"http:\/\/www.mustaqbalradio.net\/?p=2896"},"modified":"2018-07-31T10:15:48","modified_gmt":"2018-07-31T09:15:48","slug":"maurizio-sarri-oo-isha-ku-haayo-robert-lewandowski","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/maurizio-sarri-oo-isha-ku-haayo-robert-lewandowski\/","title":{"rendered":"Maurizio Sarri oo isha ku haayo Robert Lewandowski."},"content":{"rendered":"<p>Tababaraha cusub ee Chelsea Maurizio Sarri ayaa maamulka kooxdiisa ku wargaliyay iney u dhaqaaqaan saxiixa weraryahanka kooxda Munich ee Lewandowski.<\/p>\n<p>Chelsea ayaa ku hungowday soo qadashada weraryahanka kooxda Juve ee Gonzalo Higuain markanna waxaa ay u dhaqaaqday saxiixa laacinka Bayer Munich xidiga lagu magacaabo Lewandowski oo ay rabaan iney kaso qaataan kooxda Bayer.<\/p>\n<p>Sarri oo dhawaan kooxda Chelsea qabtay ayaa kooxda keegay xidigo dhowr ah markana waxa uu kooxda ku cadaadinayaa iney keenaan Lewandowski oo lagu qiimeeyo 60 milyan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Tababaraha cusub ee Chelsea Maurizio Sarri ayaa maamulka kooxdiisa ku wargaliyay iney u dhaqaaqaan saxiixa weraryahanka kooxda Munich ee Lewandowski. Chelsea ayaa ku hungowday soo qadashada weraryahanka kooxda Juve ee Gonzalo Higuain markanna waxaa ay u dhaqaaqday saxiixa laacinka Bayer Munich xidiga lagu magacaabo Lewandowski oo ay rabaan iney kaso qaataan kooxda Bayer. Sarri oo&#8230;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":2897,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[47],"tags":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2896"}],"collection":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2896"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2896\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/2897"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2896"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2896"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/mustaqbalmedia.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2896"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}